Taliban Oo Bilawday Baadigoobka Dadkii U Shaqayn Jiray Reer Galbeedka

0
Daalibaan ayaa sare u qaaday baadi-goobka dadka u shaqeeya ciidammada Nato ama xukuumaddii hore ee Afgaanistaan, sida uu ka digay qoraal ka soo baxay...

Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Wafdiga Turkiga Iyo Diblomaasiyiintooda Jooga Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Dowladda...

Antonio Guterres oo cadaab ku tilmaamay colaada ka jirta gobolka Tigray.

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa mar kale ku baaqay in xabad-joojin deg deg ah laga dhaqan geliyo gobolka Tigreeda ee woqooyiga dalka Itoobiya,...

Soomaaligii ugu horreeyay oo ka mid noqday Baarlamaanka gobolka Nova Scotia ee Canada

0
Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo ka mid noqda xildhibaannada...

K/galbeed iyo Al-shabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay Sh.Hoose

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay dagaalameyaasha Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda ku leeyihiin deegaanada Sabiib Canaale oo dhinaca Koonfur...

Ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliya oo ka hadlay weerar lagu qaaday Markab Ganacsi

0
Ciidamada Midowga Yurub ee ilaalada xeebaha Soomaaliya ayaa sheegay in Markab nuuca xamuulka qaada oo lagu magacaabo Ro-Ro oo watay calanka dalka Turkiga ayaa...

Maxaa looga hadlayaa shirka berri ee Madaxda Soomaalida?

0
Waxaa la filayaa maalinta berri in uu shir uga furmo Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda dowlad-gobolleedyada iyo...

Madaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad-gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho si uga qaybgalo Shirka Golaha Wadashiga Qaranka oo uu isugu yeeray...

Erdogan oo farriin kulul oo la xiriirta Afghanistan u direy dalalka Yurub

0
Madaxweynaha Turkiga, Reccep Tayyip Erdogan oo shir guddoominayey kulanka golihiisa wasiirada, ayaa farriin cusub hawada u mariyey waddamada Yurub, si ay u qaadan mas’uuliyadda...

Faahino laga helay qaraxa ka dhacay isgooska Jubba.

0
Askar iyo dad shacab ah ayaa kamid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii is miidaaminta ahaa ee ka dhacay isgooska jubba. Gaadiidka gurmadka deg deg ah...

XULASHADA