Dhageyso;TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA WAXBARASHADA HIRDA EE BAARDHEERE(SAWIRRO)

26

Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA oo maalin kasta oo Khamiis ah ka bixi doona Radio Markabley ,waxaadna Radio Markabley aad ka dhageysan Doontaan Barnaamijkaasi 3da Galabnimo ilaa 3.30 GALABNIMO ,Barnaamijkaasi oo Rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan isla fiidnimada Khamiista 8;00da fiidnimo ilaa 8.30 ka fiidnimo .

Tartan Aqooneedka Maanta oo khamiis ah ka dhacay Iskuulka BPS Baarrdheere ayaa maanta waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 7aad iyo 8aad ee Dugsiga Dhexe,waxayna guusha ay Raacdey ,Ardeyda ku tartameysay Magaca Fasalka 7aad ee dugsiga Dhexe BPS.

Hadaba Dhageysi Wacan.Radio Markabley 88.8 MHTZ