Golaha Musharaxiinta Gobolka Gedo oo soo saarey Warsaxaafadeed

0
Golaha musharaxiinta Kuraasta Aqalka hoose ee Gobolka Gedo ayaa warsaxaafadeed ay ka soo saareen Magaalada Garbahaarey waxay soo dhaweeyen War murtiyeedkii shaley Madaxda Maamul...

Ciidamo ka soo horjeeda Hirshabelle oo caawa la wareegay qeybo ka mid ah Baladweyne

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledwayne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qeybo kamid ah magaalada ay ka wareegeen ciidamo ka soo hor-jeeda...

Mareykanka oo ka cabsi qaba in daacish weerar ka fuliso Kabu

0
Mareykanka ayaa ugga digey muwaadiniintiisa iney ka fogaadan garoonka diyaaradaha ee Kabul, maadaama ay jiraan dareen la xiriira iney weerar geysan karaan kooxda Daacish,...

Shil gaari oo sababay khasaaro u badan dhimasho

0
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay kadib  markii uu Xaafadda Buundo 1-aad ee degmada Waaberi uu xakamaha ( fariinka ) goostey gaari nuuca qaada...

Shirkii gollaha wadatashiga oo laga soo saaray war-murtiyeed.

0
Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay goordhow Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran, kaas oo qaatay muddo laba maalin ah islamarkaana ay yeesheen Ra’iiusl Wasaaraha Xukuumadda...

Wajiga Labaad Ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Furmaya

0
Waxaa maanta la filayaa in uu furmo wajiga labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran, kaasi ay ka qayb galayaaan Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo Ansixiyay Xeer

0
Xildhibaanada Dowlad Goboleedka  Jubbaland ayaa yeeshay kalfadhigii 3aad fadhigiisa 7aad kaasoo Ajandihiisu ahaa ka doodista xeerka miisaaniyadda ku celiska ah. Kulanka oo ay xaadireen Xildhibaanno...

Sacuudiga oo xiray nin af-lagaadeeyay xaaska Nabiga (NNKH).

0
Booliiska Sucuudiga, ayaa xirey nin la sheegay inuu ku caayey nabi Muxummed “NNKH” xaaskiisa Caa’isho baraha bulshada. Ninka la xirey ayaa dadiisa waxaa lagu qiyaasey...

Wasiirka Caafimaadka oo la kulantay wafdi ka socda WHO.

0
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Fadraalka ah ee Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur ayaa Isbitaalka Martini ku qaabishay Wafdi ka socda Hay’ada WHO. Wasiiradda iyo wafdiga...

Guddiga loo xil saaray baaritaanka dhacdadii Golweyn oo la kulmay taliska AMISOM.

0
Guddigii heer wasiir ee Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dad rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu...

XULASHADA