Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday magaalada Camaara.

0
Ciidamada Daraawishta Galmudug iyo Ciidamada la howlgalo ayaa Weerar Cirka ah ku qaaday Al-Shabab oo weerar ku soo qaaday Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee...

Axmed Madoobe oo la kulmay ku xigeenka wakiilka QM ee Soomaaliya.

0
 Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kulan la qaatay ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho. Labada masuul ayaa kawada...

Maxay kawada hadleen wasiir Xaniifa iyo masuuliyiinta safaaradda Finland?

0
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta kulan la qaadatay mas’uuliyiin ka socota safaaradda Finland ee Soomaaliya,...

Mareykanka Oo Cunoqabateyn Ku Soo Rogay Taliyaha Ciidamada Eritrea Iyo Sababta

0
Mareykanka ayaa sheegay in uu cunoqabatayn ku soo rogay taliye sare oo ka tirsan ciidamada Eritrea oo lagu eedeeyey “gabood fallo ba’an oo xuquuqda...

Madaxweyneyaasha M/Goboleedyada Iyo Midowga Musharaxiinta Oo Kulan U Socda

0
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Midowga Musharaxiinta ayaa haatan waxaa uu kulan Albaabada u xiran yihiin uga socdaa hotel ku dhex yaalla Garoonka diyaaradaha...

Golaha Wadatashiga Qaran Oo Kulan La Yeesha Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka

0
Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed oo ay ka wada hadleen dardar gelinta howlaha doorashooyinka...

Taliye Odawaa Iyo Dhiggiisa Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Ciidamada

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa booqasho ku tegay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Taliye Odawaa...

Puntland oo Shaqo-joojin ku sameysay Agaasimeyaal Wasaaradeed

0
:Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee maamulka Puntland ayaa shaqadii ka joojiyay agaasimeyaal ka tirsan wasaaradda Qorsheyn ee maamulkaasi. Xafiiska ayaa mas’uuliyiintan oo saddex ah ku eedeeyay...

Cabdikariin Guuleed oo ka hadlay shirkii golaha wadatashiga ee lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.

0
Musharax madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed oo kamid ah xubnaha midowga musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka ee shalay lagu...

Hirshabelle oo soo bandhigtay caqabadda ka hortaagan gudbinta liiska musharaxiinta Aqalka Sare.

0
Wasiir dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Hirshabeelle Ifraax Salaad ayaa ka hadashay caqabadaha ka hortagaan madaxweyne Cali Guudlaawe in uu soo gudbiyo liiska musharaxiinta u...

XULASHADA