Jarmalka oo qabtay rag weeraro ka fulin rabay dalkaasi
Booliiska dalka Jarmalka ayaa gacanta ku dhigay afar ruux oo eedeysan in ay weeraro ka fulin rabeen magaalada Sunagog ee dalkaasi.
Saraakiisha booliiska ayaa sheegay...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka hadlay geerida Wasiiru dowlihii Wasaaradda Warfaafinta
Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi u diray eheladii, qaraabadii, qoyskii iyo Shacbiga Hirshabelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiiru Dowlihii...
Beesha Caalamka oo war kasoo saartay khilaafka farmaajo iyo Rooble.
Beesha Caalamka ayaa War-Saxaafadeed Wadajir ah kasoo saartay Khilaafka u Dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble .
“Iyadoo dadka Soomalaiyeed ay xusayaan...
Madaxda Goboleedyada oo war kasoo saaray khilaafka Farmaajo iyo Rooble
Madaxda shanta Maamul Goboleed ee Soomaaliya ayaa xaaladda cakiran ee khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’i’sul Wasaare Rooble ka soo saaray war-saxaafadeed wadajir ah, kaddib...
Madaxda golaha wadatashiga qaranka oo shir ku yeelanaya Garoowe.
Hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in ay todobaadka dambe shir ku yeelan doonaan magaalada Garoowe ee...
Golaha Ammaanka QM oo shir deg deg ka yeelanaya xaalada Somalia
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiraya khilaafka awoodeed ee u dhexeeya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble,...
Ilyaas Dawaale “Jabbuuti kuma lug laha arrinta Fahad Yaasiin”
Wasiirka Maaliyadda Djibouti Ilyaas Maxamed Dawale ayaa beeniyay war kasoo yeeray Villa Somalia oo sheegayey in dowladda Djibouti ay xirtay La-taliyaha Amniga Qaranka,Fahad Yasiin.
“Jabuuti...
Fahad Yaasiin iyo Rakaabkii lagu xannibay Jabbuuti oo dib loo celiyay
Wasiirka arrimaha dibadda Jabbuuti ayaa sheegay in dhammaan rakaabkii la socday diyaaradda Turkish Airline ee maanta lagu xannibay garoonka Jabuuti lagu celanayo meeshii ay...
Olole Nadaafadeed oo loogu magac darey Isxilqaan ayaa laga bilaabay gudaha Magaalada Baardheere
Labadii todobaad ee la soo dhaafey waxaa ka soconayey Baardheere Olole Balaaran oo lagu nadaafinnayo dhamaan xaafadaha magaalada,Ololahan oo loogu magic darey Isqilqaan ayaa...
Koox hubeysan oo sarkaal Soomaali-Kenyan ah ka dhex afduubatay Nairobi.
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku waramaya in Koox aan heybtooda la garaneyn ay Wadada Super Highway ee Magaaladaasi ka...


















