Maxaa looga hadlay shirka golaha wadatashiga Qaranka?

0
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa faahfaahin waxaa uu ka baxay qodobada ay maanta shirka ugu doodeen madaxda Golaha Wadatashiga Qaran,...

Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu dilay wadanka Koonfur Afrika.

0
Muqdisho-KNN-2 Muwaadin Oo Soomaali Ah Ayaa Xalay Siyaabooyin Kala Duwan Loogu Dilay Gobolada Gauteng Iyo Mpumalanga Ee Dalka Koonfur Afrika. Osmaan Adan Ahmed Ayaa lagu...

Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo looga yeeray xarunta dambi baarista

0
Waxaa xarunta dambi baarista ee magaalada Hargeysa looga yeeray guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxaa markii uu tegayay xarunta CID-da la socday...

Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika oo iscasilay

0
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa bishan xilka ka tagaya kadib in ka badan 9 bilood oo uu...

Xubin ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka

0
Abshir Cabdiraxman Cabdi oo ka tirsanaa Al-Shabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad ee kusugan Deeganka Goofgaduud Buurey...

Xukuumadda oo faahfaahin ka bixisay shirka golaha wadatashiga qaran ee galay maalinkii 3aad

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maalinkii 3aad ka socda Muqdisho, iyadoo maanta Goluhu la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo Haweenka. Shirka oo looga dooday...

Ciidamada Itoobiya oo xir xiray Kumanaan Ruux oo kasoo jeeda Tigray

0
Saraakiisha dalka Itoobiya ayaa si aan sharciga waafaqsanayn u xiray kumannaan qof oo ka soo jeeda qowmiyadda Tigray ee dhawaan laga soo tarxiilay Sacuudiga,...

Golaha Wadatashiga oo kulan la yeeshay Wakiilo ka socda Bulshada Rayidka

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa weli waxaa uu ka socdaa Xarunta teendhada Afisiyooni ee...

Booliska Puntland oo xabsiga dhigay dad ku eedeysan barakicinta shacabka Boosaaso

0
Taliyaha Booliiska Gobolka Bari ee maamulka Puntland, G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la xiray qaar kamid ah wadayaasha...

Wasiirka gaadiidka XFS oo beeniyay in la wareejiyay Maamulka hawadda.

0
Duran Axmed Faarax Wasiirka Gaadiidka XFS ayaa manta si rasmi ah u beeniyay war lagu faafiyay baraha bulshada lana xariiray in Maamulka hawadda Dalka....

XULASHADA