Dilal ka dhacay Magaalada Marka & xiisad ka taagan
Dilalka oo salka mu haayo arrimo la xiriira aanooyin qabiil ayaa ka dhacay Magaalada Maeka ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo maalmihii la soo...
Soomaaliya iyo Faransiiska oo ka wada hadlay qorshaha Deyn-cafinta
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Du’aalle Xaaf ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin sare oo ka socotay wasaaradda Arrimaha Dibadda Faransiiska.
Kulanka ayaa waxaa looga...
Milateriga Burkina Faso oo la sheegay inay xireen madaxweynaha dalkaas.
Milateriga Burkina Faso oo la sheegay inay xireen madaxweynaha dalkaasMadaxweynaha Burkina Faso, Roch Kabore, ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen askar ka...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Askari dil geystay
Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 21aad ee Galmudug ayaa maanta u fariisatey dhageeysiga iyo go’aan ka gaarista dacwadda loo heysto dable Xoogga, Cabdiraxmaan Cabdulahi...
Kulan looga hadlayay Amniga Doorashada oo ka dhacay Beledwayne
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa Guddoomiyay Kulan ay maanta isugu yimaadeen Maamulka Gobolka iyo laamaha ammaanka, kaasi oo dhacay magaalada Beledwayne.
Maamulka Gobolka iyo Saraakiisha Amniga...
Puntland oo shaacisay Jadwalka Doorashada Afar Kursi
Guddiga Maamulka Doorashada Puntland ayaa ku dhowaaqay jadwalka Doorashada 4 kursi oo kamid ah kuraasta maamulkaasi ka soo galaya Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Qoraal...
Safiirka Mareykanku usoo magacaabay Soomaaliya oo so gaaray Muqdisho.
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Larry Andre ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, ku dhowaad sanad kadib markii la magacaabay, sida lagu...
Jubbaland oo Maanta billowday diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas Golaha Shacabka
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaaho ka bilaabay diiwaangeli ta &Shahaaso siinta musharrixiinta Saddex kamid ah...
Maxay tahay sababta Galmudug dib ugu dhigtay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka?
Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa eib u dhigay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka dooranaya Xilehibaano kamid ah Golaha Shacabka...
Gudoomiyihii hore ee Aqalka sare oo hadlay go’aanka ka soo baxay Golaha wasiirada.
Guddoomiyaha aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa bogaadiyay go’aankii Golaha Xukuumadda Rooble ee ay shalay sharci darro ku tilmaameen in Ururka ONLF uu...

















