Yuusuf Dabageed oo sheegay in Guudlaawe uu tagi doono Beledweyne

0
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele Yuusuf Dabageed oo maanta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in Magaalada Beledweyne uu tagi doono madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe...

Abiy Ahmed oo sheegay inuu wadahadallo xabbad-joojin ah la furayo TPLF

0
-Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in ay jiri doonaan wadaxaajood xabbad-joojin ah oo dhexmari doona dowladdiisa iyo ciidamada kasoo horjeeda ee Tigreega oo dagaal...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha oo gaaray Baydhabo

0
Wafdi uu hoggaaminaayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socodaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliya  Cabdulkadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa Maanta gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay,...

Kooxo hubeysan oo boosaaso ku dilay Taliye Barkhad Maxamed Jaamac

0
Taliyihii hore ee kantoroolka Bosaaso Barkhad Maxamed Jaamac oo loo yiqiin Guduudane ayaa saaka lagu dilay magaalada Bosaso  gaar ahaan waddo aad mashquul u...

Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guulleed oo heshiis gaaray

0
’iisul Wasaaraha Soomaaliya maxamed xuseen Rooble ayaa kulan uu yeeshay xafiiskiisa Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka kaa oo lagu dhameeynayay khilaafkii...

Taliye Xijaar oo sheegay inay diyaariyeen Ciidamo ka hortagga Akhlaaqdarada Social Media-hab

0
Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Janaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in dalka ay kusoo bataan  gaar ahaan Baraha Bulshada waxyaabaha aklaaq xumada ah...

Sedex xildhibaan oo maanta lagu doortay Magaalada kismaayo.

0
Waxaa maanta Magaalada kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah maamulka Jubbaland lagu qabtay Doorashada sedex kursi oo ka mid baarlamaanka JFS. Xubno ka socda guddiga hirgalinta...

Yuusuf Dabageed oo Ciidamadii Beledweyne la geeyay kula hadlay gudaha xarunta Lamagalaay.

0
-Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo Goordhaw Gudaha Magaalada baladweyne ee Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle  kula hadlayay Ciidamada Gaar ah Gorgor...

Dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidamada dowladda oo ka socda Galgaduud

0
Dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada xoogga iyo dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka socdaa duleedka deeggaankq Ceeldheere ee gobolka Galgaduud. Goobjoogayaal ayaa...

Dagaallo dib uga bilowday Waqooyiga Itoobiya

0
Maamul gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya, ayaa ku eedeeyey ciidamada gobolka ay dariska yihiin ee Tigreega iney weeraro horleh kusoo qaadeen dhulkooda. Maamulku wuxuu intaa...

XULASHADA