Rooble oo amar siiyay Saraakiisha hay’adda NISA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo wehliyay Wasiirka Amniga Gudaha ayaa galabta kormeeray Xarunta Hey’adda NISA ee Habar Khadiijo.
Waxaa xarunta kusoo dhoweeyay Kusimaha...
Mareykanka oo sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya.
Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya.
Arrintan ayaa ka danbeysey kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in...
Wefdi Ka Socda Somaliland Oo La Kulmay Wasiirka Beeraha Kenya
Wasiirka beeraha Kenya, Peter Munya, ayaa qaabilay wafdi ka socda Somaliland, oo uu horkacayo wasiirka arrimaha dibadda, Ciise Kayd.
Labada dhinac ayaa ka wada hadley...
BARNAAMIJKA IYO FARIINTA WACYIGELINTA OLOLAHA TALAALKA CUDURKA DABEYSHA.
Barnaamijka iyo FariintaTalaalka Cudurka Dabeysha ee ka Soconaya Qaar ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa idiin soo saarey Wasaarada Caafimaadka DF ee...
Dagaal Culus Oo Mar Kale Dib Uga Qarxay Magaalada Guriceel
Dagaal culus oo khasaare badan dhaliyay ayaa mar kale dib uga qarxay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana hadda lasoo sheegayaa in dagaal xooggani ...
Sidee Urur-Siyaasadeedyadu Ugu Kala Guuleysteen Doorashadii Ka Dhacday Puntland?
Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland, Guuleed Saalax Barre, ayaa ku dhawaaqey natiijada doorashada Golaha Deeganka ee degmada Qardho ee Puntland.
Doorashadan ayaa loo dareerey 25-kii bishan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo saaray Amar ku socda Hay’adaha Amniga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha dekadaha, gaadiidka iyo hay’adaha amniga.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray Hay’adaha Amniga in...
Axmed Madoobe oo AMISOM kala hadlay Amniga doorashooyinka
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM Jeneral Diomede Ndegeya, iyo ku xigeenkiisa maj gen w k Shume,...
Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo
Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Fedaraal (FIET) Mudane Maxamed Xasan Ciro Iyo Xubno kale ayaa Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta...
Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun kuriday nin ajinabi ah.
Maxkamadda Gobolka Benaadir oo xukun ku riday Mulkiilaha Heya’adda Sahan Matt Brydan
Maxamadda ayaa ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud...