Muuse Biixi oo ka hadlay doorashooyinka beri ka bilaabanaya deegaanada Soomaaliland

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadlay doorashooyinka beri ka bilaabanaya doorashooyinka goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka,...

Cali Ciid oo wasaarada arrimaha gudaha Galmudug ku eedeeyay inay ka gaabisay dib u...

0
Madaxweyne ku xigneeka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer ku tagay wasaaradda arimaha gudaha fadaraalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug. Siihayaha wasiirka ahna wasiir ku...

Axmed Madoobe iyo safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay kulan kula qaatay Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya...

Mahdi Guuleed oo daah furay imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah...

Maxaa Looga Kulankii dhex maray RW Rooble Iyo beesha caalamka?

0
kulan u dhaxeeyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Xubnaha ka ah DFS Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wakiilada beesha...

Xarun lagu dayactiraayo diyaaradaha oo markii ugu horeysay laga hirgeliyey Muqdisho.

0
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Duraan Axmed Faarax ayaa dhagax dhigay xarunta dayactirka diyaaradaha oo laga hirgalinayo garoonka diyaaradaha  Aadan cadde. munaasabada dhagax dhiga...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARAAQAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA CUSUB EE HINDIYA

0
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Virander Kumar Paul ayaa muujiyey dadaallada miro-dhalka ah...

Masuul ka tirsan Galmudug oo xil ka qaadis lagu sameeyey.

0
Madaxwayne Kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug ayaa xilka ka xayuubiyay Wasiirkii arimaha guddaha Galmudug Cabdi Waayeel kaas oo lagu eedeeyay in uu colaad ka huriyay...

Faysal Cali Waraabe Oo Eedeyn u jeediyey DF

0
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ee Soomaaliland ee Faysal Cali Waraabe ayaa  Dawladda waqtigeedu dhamaaday ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay Baa’biisay...

Shil Khasaaro Gaystay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Garoowe

0
Wararka aan ka helayno duleedka Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku warramaya in halkaasi uu goordhaweyd ka dhacay Shil gaari oo...

XULASHADA