Doorashada lix kamid kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Beledweyne
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo ah degaan doorashada labaad ee Hir-Shabeelle ku...
Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay Jadwalka doorashada 5 Kursi.
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa xalay shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee Golaha...
Guddiga Doorashooyinka Federaalka Oo Shaaciyay In Lagala Wareegay Barihii Bulshada
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Guddigooda mar kale lagala wareegay oo gacantooda ka baxeen dhammaan barihii Bulshada oo Guddiga doorashooyinka...
Qarax askar ay ku dhaawacmeen oo ka dhacay Shabeellada Hoose.
Qarax miino ayaa waxaa lala eegtay mooto ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo marayay inta Deegaanka Mareeray iyo degmada Afgooye ee...
Xukuumadda oo AMISOM kala hadashay Madaxda & Siyaasiyiinta hubka la galaya Garoonka
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa maanta oo axad ah la kulmay danjiraha midowga Afrika ee Soomaaliya Amb, ...
Golaha degaanka degmada Diinsoor oo xilkii ka qaaday Guddoomiyahoodii
Xildhibaanadda Golaha Deegaanka ee Degmada Diinsoor ayaa xilka ka qaadey guddomiyihii Degmada Abdisalaan Xaaji Siidow kulan maanta ay ku yeesheen Guddaha Xarunta Golaha Deegaanka,
Goobta...
Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Dhexe
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16-aad Ciidanka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey Degaanka Goobaale ee Gobolka Shabeellaha dhexe.
Howlgalka...
Kulan Looga Hadlaayay Gurmadka Abaaraha Oo Ka Qabsoomay Magaalada Garoowe
Madaxwayne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Maamulka Puntland.
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa warbixino...
Fahad Yaasiin “Doorasho Dadban shuban baa ka horeeya ee haloo dulqaato”.
La taliyaha Amniga ee Madaxweyne Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo maanta loo doortay xildhibaan Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay ka hadlay aragtidiisa...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Saraakiisha Ciidamada ku amray xoojinta Amniga Beledwayne
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo ka hadlay qarixii maanta ka dhacay Beledwayne ayaa tacsi u diray qoysaska qaraada dadkii ku waxyeeloobay qaraxaasi.
“Waxaan...


















