Puntland: Dhameystirka doorashooyinka degmooyinka oo laga shiray

0
Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Punland waxaa maanta kulan ku yeeshay Guddiga Kumeel gaarka ee Doorashooyinka Puntland iyo Ururada siyaasadda Puntland. Sida qoraal kasoo baxay...

Al-shabaab oo la wareegay degmada Matabaan

0
Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, sida uu soo sheegayo weriyaha KNN...

Ukraine oo ciidamadeeda kala baxeysa howlgallada nabad ilaalinta QM

0
Dowladda Ukraine ayaa dib u soo ceshan doonta ciidamadeeda iyo agabka militari oo ay ku jiraan diyaaradaha helikobterrada, kuwaas oo ka qayb qaadanaya hawlgallada...

Magacyadda Xildhibaanada maanta lagu doortay Beledweyne

0
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Hir-Shabeelle ay ku qabteen doorashada Saddex kamid ah kuraasta...

Saraakiil ka tirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo soo gaarey Magaalada Baardheere(SAWIRRO)

0
Sasraakiil ka socda maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada Qalabka Sida ayaa safar shaqo  maanta ku yimid degmada Baardheere ee Gobalka Gedo . Sarakiishaan ka socota...

Jubbaland oo ka hadashay kuraasta Golaha Shacabka ee ku harsan + Sawirro

0
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda oo maanta lagaga hadlay qodobo kala duwan. Madaxweynaha ayaa ugu horrayn golaha...

Puntland oo Maanta isku keentay Saraakiishii & Ciidamadii ku dagaalamay Boosaaso xalna ka gaartay

0
Waxaa Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari kulan ku yeeshay Saraakiishii kala hoggaaminayay Ciidamadii ku dagaalamay Magaalada Boosaaso Bishii December ee...

RW Rooble oo ka hadlay sida ay ku socoto doorashada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre oo ay ka wada hadleen arrimaha...

Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Baardheere (Dhageyso-Sawirro)

0
Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA subaxnimo kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley...

Golaha Ammaanka oo loo gudbiyay qorshaha cusub ee howlgalka AMISOM Somalia

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Golaha Ammaanka ku-boorriyay in aan la dhimin shaqaalaha howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM...

XULASHADA