Taliyaha Ciidanka xoogga oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Guriceel
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha Guutada 15-aad iyo Taliyaha qaybta 21-aad ayaa la kulmay odayaasha iyo...
Beesha Caalamka Oo Maanta War Kasoo Saartay Doorashooyinkii Ka Dhacay Puntland
Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay doorashadii Golayaasha degaanka ee maalmo kahor ka dhacday degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ee dowlad Goboleedka Puntland, doorashooyinkaas...
Qoorqoor “Cidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug”
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa mar kale ka hadlay dagaaladii Cuslaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Guriceel, kaasi...
Guddiga Doorashada Somaliland Oo Soo Saaray Jadwalka Laba Kursi Oo Golaha Shacabka Ah
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa soo saaray Jadwalka doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ee kasoo...
Ciidamada Suudaan oo shaqada ka cayriyay Lix Safiir
Militariga Suudaan ee haya talada dalkaasi ayaa shaqada ka ceyriyay lix safiir, waxaana ciidamada ammaanka ay xoojiyeen howlgallada ka dhanka ah dibadbaxayaasha dimuqraadiyad doonka...
Sheikh Shaakir Oo Markii Ugu Horreysay Warbaahinta La Hadlay Tan Iyo Markii Guriceel Lagala...
Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan hoggaamiyaha Ahlu-Sunna ayaa tan iyo markii lag saaray magaalada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud waxaa markii ugu horreysay uu ka...
Sacuudiga Iyo Imaaraadka Oo U Yeeray Safiiradooda Lubnaan
Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa Arbacadii u yeeray safiirada Lubnaan u jooga dalalkaas kadib hadal uu wasiirka warfaafinta dalkaas George Kordahi ku cambaareeyey howlgalka...
Taliska AMISOM Oo Jawaab Culus Ka Bixiyay Eedeeyn Kaga Timid Ahlu-Sunna
Taliska AMISOM ayaa beeniyay warar dhawanahaan si weyn la iskula dhexmarayay oo kua aaddan in Ciidanka nabad ilaalinta Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay...
W/ Warfaafinta Oo Digiin Kama Dambeys Ah U Dirtay Dad Deggan Dhulka Yaalla ...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa digiin kama dambeys ah u dirtay dadka deggan Dhulka Warlaliska Raadiyo Muqdisho ee Degmadda Dayniile.
Qoraak kasoo baxay Wasaaradda...
Shir laga yeeshay sugida amniga doorashada Golaha Shacabka
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Shir gudoomiyay shirka Amniga Magaalada Bosaaso kaas oo Maanta diirada lagu saaray xaladihii ugu...