Biden oo loogu baaqay in uu Kumaandooska Mareykanka lagu soo celiyo Soomaaliya
Sida ay daabacday jariidada Wall Street Journal ee kasoo baxda Mareykanka, Milateriga Mareykanka ayaa ka codsanaya Madaxweyne Biden in uu kumaandooska Mareykanka ee laga...
Mid ka mid ah Xildhibaanada dooran ee golaha Shacabka oo geeriyooday
Xildhibaan Maxamuud Muxumed Kuulow oo ka mid ahaa Xildhibaanada Dooran ee Baarlamaanka 11-aad ee deegaandoorashadiisu ahayd DG Jubballand ayaa galabta ku geeriyoodey Magaalada Nairobi.
Waxaa...
Ciidamada dowladda oo degaano la wareegay
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 7aad ee Qeybta 60Aad ayaa Howlgal qorsheysan la sheegay inay ku bur buriyeen Saldhiga Al-shabaab ay ku...
Ruushka oo Cune-qabteyn ku soo rogay dalalka Reer Galbeedka
Ruushka ayaa qaaday tallaabo uu uga jawaabayo cunaqabateynta ay waddamada Galbeedka ku soo rogeen kadib markii uu ku duulay dalka Ukraine.
Xukuumadda Moscow ayaa sheegtay...
Guddiga Doorashada Galmudug oo dib u dhigay Doorashada Saddex Kursi
Guddiga Doorashooyinka Galmudug, ayaa sheegay in dib loo dhigay Doorashada saddex kursi oo kamid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo kala ah HOP#095, HOP#038, HOP#069.
Qoraal...
M/weynaha Hirshabeelle iyo Danjiraha Mareykanka oo ka wada hadlay Doorashooyinka
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa qadka talefonka kula hadalay Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya Danjire Larry Andre’.
Madaxweynaha iyo Danjiraha...
Xiisad maaanta ka taagan Magaalada Gaalkacyo
Xiisad ayaa maanta ka taagan Koofurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, halkaasi oo uu ku sugan yahay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo...
Maamulka Garbahaarey Oo Dalbaday In Si Deg-Deg Loogu Diro Guddiyada Doorashooyinka
Guddoomiyaha Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo Xasan Sheekh Cilmi ayaa ka hadlay doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaaladaas, xaaladda amniga...
Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee kamid ah AMISOM ku leeyihiin degaanka...
Maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay kuraastii u dambeysay ee la dooranayo
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka, kuwaas oo degaan doorashadoodu tahay Koonfur...

















