Yaasiin Farey oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka
Talyaha ku meel-gaarka ah ee NISA, Yaasiin Farey ayaa kamid noqday Golaha Shacabka, ka dib Doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
Yaasiin Fareey ayaa helay 62...
Midowga Musharixiinta oo kahor yimid doorashada Aqalka Hoose ee dalka ka bilaabatay.
Magaalada Muqdisho waxaa kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya 2021-2022, kuwaas oo kulankooda kasoo saaray war ku aadan Doorashada...
DHAGEYSO:TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA WAXBARASHADA HIRDA EE BAARDHEERE
Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA oo maalin kasta oo Khamiis ah ka bixi doona Radio Markabley ,waxaadna Radio Markabley aad ka...
Amaanka Magaalada Adis-Ababa Oo Si Weyn Loo Adkeeyay
Iyadoo ay weli socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada Jabhadda Tigreega TPLF iyo ciidamada Itoobiya, ayaa la sheegayaa in Ciidamada Dowladda Itoobiya ay sameyeen dhaqdhaqaaqyo...
RW Rooble Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro.
Ra’iisal wasaaraha...
Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyay in labo kursi oo kamid ah golaha shacabka berri...
Guddiga Maamulka Doorashada ee Galmudug ayaa sheegay in berri la dooran doono kursiga Hop-67 oo ay u taagan yihiin Musharixiin uu kamid yahay Talyaha...
Muusikeystihii caanka ahaa ee Jiim Sheekh Muumin oo ku geeriyooday Muqdisho
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Muusikeystihii weynaa Jiim Sheekh Muumin oo dhawaanahaan ku xanuunsanayay Muqdisho.
Ustaad Jiim Sheekh Muumin oo xubin muhiim...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka dhaqaallaha ee ka dhacay Stanbuul
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa halkaas kaga qeyb-galay shirka 37aad...
Shiikh Shariif oo baaq u diray Madaxda D/Federaalka iyo kuwa D/Gobolleedyada
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa walaac ka muujiyay sida ay ku billaabatay Doorashada Golaha Shacabka, isaga oo ka digay muran...
Ciidamada PSF oo qaaddacay Agaasimaha Cusub ee uu Madaxweyne Deni u magacaabay
War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Ciidamada Ammaanka ee loo yaqaa PSF ayaa waxaa looga soo horjeestay Agaasime Cusub oo uu Madaxweynaha...