Xildhibaano Cusub Oo Lagu Doortay Magaalooyinka Baydhabo Iyo Dhuusamareeb

0
Waxaa Maanta Magaalooyinka Baydhabo iyo Dhuusamareeb ee Galmudug iyo Koonfur Galbeed lagu qabtay doorashooyinka kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka...

Guddiga Doorashada Oo Hakiyey Doorashada Kursiga Uu Ku Fadhiyey Jawaari

0
Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa hakiyay doorashada Kursiga Hop103 oo uu afartii sanno ee lasoo dhaafay ku fadhiyey Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed...

Madaxweyne Farmaajo oo Agaasime Cusub u magacaabay Madaxtooyada.

0
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Prof. Maxamed Cabdullaahi Ciise (Dheere) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee...

Ciidanka PSF oo sheegay in aysan ka amar qaadan doonin maamulka Madaxweyne Deni

0
Warsaxaafeed kasoo baxay ciidanka maamulka Puntland ee lagu Magacaabo PSF ayaa lagu sheegay in aysan ka amar qaadan doonin Madaxweynaha Puntland ka dib markii...

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo gaaray Garoowe.

0
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray Magaalada Garowe ee caasimada Puntland. Maxamuud Sayid Aadan waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay...

Guddoomiye Mursal oo dib loogu doortay Kursiga Hop-182.

0
Guddoomiyihii waqtiga ka dhacay ee Golaha Shacabka ee BS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo qeyb ka ahaa Musharixiinta maanta ku tartamayay doorashada kursiga tirsigiisu...

Farmaajo Oo Mushaarkiisa Ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha Ka Jira Dalka

0
Madaxweynaha somalia  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Caawa shaaciyay inuu Mushaarkiisa ugu deeqay Gurmadka abaaraha darran ee xiligaan ka jira Gobolada dalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay...

Ra’iisul Wasaare Abiy Oo Maanta Kasoo Hadlay Furinta Hore Ee Dagaalka Itoobiya

0
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu arkay safka hore furinta dagaalka maalmo ka dib markii uu sheegay in uu dagaalka hoggaamin doono. Dowladiisa ayaa...

Maxkamad Dil ku xukuntay Khaliifa Xaftar

0
Maxkamad Milatari oo ku taalla magaalada Misrata ee dalka Liibiya ayaa soo saartay xukun dil ah oo ka dhan ah taliyaha saldhiga bariga dalkaasi...

Diyaarado duqeyn ka fuliyay Magaalada Mekelle

0
Duqayn dhanka cirka ah ayaa dhacday magaalada Mekelle ee gobolka Tigray, halkaas oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan xoogaga TPLF. Diyaaradaha...

XULASHADA