Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanada lagu doortay Kismaayo
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xildhibaanada maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo ee kamid noqonaya golaha shacabka...
Axmed Madoobe oo ka hadlay qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka tacsiyeeyey geerida Sheekh Cabdibdinaasir Xaaji Axmed oo ku geeriyooday qarax gaarigiisa loogu xiray.
“Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Alle...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta ka dhacday Kismaayo
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ku qabtay doorashada Shan kamid ah kuraasta...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Shiikh Cabdinaasir
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Sheekh Cabdinaasir Xaji...
Mid ka mid ah culimada Soomaaliyeed oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Kismaayo
Alle ha u naxariiste waxaa magaaladda Kismaayo ku geeriyooday Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed.
Shiikh Cabdinaasir ayaa la sheegay in...
Heshiis la kala dhex-dhigay beelo ku dagaalamay meelo kamid ah DDS
Waxaa Magaalada Qabri-dahar ee dowlad degaanka Soomaalida lagu soo gabagabeyay Heshiis Nabadeed oo laka dhex dhigay laba beelood wadaaaga degmada Shilaabo, kuwaas oo dagaal...
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Qaraxa lala beegsaday Kolonyada uu socday
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay qarixii maanta kulanyo uu la socday lagula eegtay afaafka hore ee Kontrolka laga soo galo magaalada...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka ee FEIT oo sheegay in la hakiyay kuuraas uu kamid yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf ayaa sheegay in howlaha doorashooyinka Golaha Shacabka intooda badan ay qabsoomeen, sidoo kalena inta hadda ka...
Heshiiskii Uu Galay Wasiirka Batroolka Iyo Macdanta Baaritaan Lagu Sameynayo
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa xeer ilaaliyaal u magacaabay baarista kiiska wasiirka batroolka oo uu gal dacwadeed ka soo gudbiyay hanti dhawrka guud...
Cabdirishiid Xiddig oo qaatay shahaadada musharaxnimada.
Xildhibaan Cabdirishiid Maxamed Xiddig ayaa qaatay shahaadada musharaxnimada kursiga tirsigiisu yahay 072 oo uu horey ugu fadhiyay.
Kursigan ayuu ka jirey tartan adag, waxaana horey...

















