Soomaaliya iyo Itoobiya oo si rasmi ah u daah furay wada-xaajoodyo ganacsi

0
Wasiiru dowlaha ganacsiga iyo isdhexgalka Bariga Afrika ee Itoobiya Mudane Denge Boru iyo Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi...

Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in ay fashiliyeen qarax

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheeysan ay ka sameeyeen degaanka Gabdhoole oo qiyaasti 40 km ujira magaalada Kismaayo. Ciidanka ayaa...

Mareykanka iyo Ruushka oo ka wada hadlay dagaalka Ukraine

0
Bayaan ka soo baxay Aqalka Cad ayaa waxaa lagu sheegay in La taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan uu la hadlay General Nikolay Patrushev,...

Mareykanka oo taageeray Jadwalka ay ka hor-yimaaden Galmudug iyo Koofur Galbeed

0
Qoraal kooban oo lagu daabacay Bogga Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu taageeray Jadwalka ay soo saareen Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FIET,...

Dad gaajo iyo harraad ugu geeriyoodey degmada Ceel Waaq

0
Xaalad abaar oo ka jirta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo iyo deegaanada ku hareereysan ayaa saameeyey dadka iyo duunyada kunool, iyada oo dad farabadan...

Haweenka Jubaland oo codsaday in la ilaaliyo qoondada dumarka

0
Kulan ay isugu yimaadeen qaar kamid ah haweenka jubaland oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa looga hadlay xaqiijinta qoondadda haweenka iyagoo sidoo kalena...

Midowga Musharixiinta oo ka digey in ‘la car-qaladeeyo’ Jadwalka ay soo saareen FIET

0
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ka digay in la carqaladeeyo Jadwalka ay soo saareen Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FIET, kaasi oo lagu shaaciyay xilliga...

D/goboleedyo kasoo horjeestay jadwalka ay soo saareen guddiga FEIT

0
War-saxaafadeed kasoo baxay Maamul Goboleedyada Koofur galbeed iyo Galmudug, waxaa looga soo horjeestay jadwalkii dhameystirka dooraahada 2020-2022-ka ee kasoo baxay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee...

DFS oo Shiinaha kala hadashay iskaashiga duulimaadyada

0
Durraan Axmed Faarax oo ah Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya  oo kulan la qaatay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee Soomaaliya Danjire FEI...

Shir ka socda Kismaayo oo looga arrinsanayo halkii lagu qaban lahaa doorashada kuraas taala...

0
Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo waxay sheegayaan in halkaasi uu kulan uga soconayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisa Maxamuud Sayid...

XULASHADA