Faah faahin: Qarax lala eegtay Xubin katirsan Guddiga FEIT & khasaaro ka dhashay

0
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in duleedka Magaalada Qarax Miino lagula eegtay Xubin katirsan Guddiga doorashooyinka Heer Federaal...

Q.M oo 100 Milyan ugu deeqday dalal ay ku jirto Soomaaliya

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay 100 milyan oo dollar kasoo saartay sanduuqa wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah, si ay u caawiso malaayiinta wajahaya...

Howlgal hub ka dhigis ah oo ka billowday degmada Cabudwaaq

0
Ciidamada kala duwan oo dhawaan maamulka Galmudug uu geeyay degmada Cabduwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa Maanta halkaasi ka billaabay howlgallo lagu xaqiijinayo Amniga kadib...

Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo maanta ku wajahan Ceelwaaq

0
Magaalada Ceelwaaq waxaa maanta lagu wadaa inay gaaraan wafuud kale duwan oo ka tirsan Maamul Goboleedka Jubbaland, kuwaas oo iskugu jiro Wasiiro iyo Xildhibaano...

Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka oo guddoon doortay

0
Waxaa Maanta kulankii uu horreeyay magaalada Muqdisho ku yeeshay Guddiga doorashooyinka Guddoonka golaha Shacabka, iyaga oo maanta doortay Guddoomiye iyo xoghayaha guddiga. Guddiga oo ka...

M/weynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Puntland  ee Garoowe, kadib safar uu ugu maqnaa dalka iskugu...

Maamulka gobolka Hiiraan oo ku dhawaaqay dad loo qabtay dil ka dhacay Beledweyne

0
Guddoomiye kuxigeenka Amniga Gobolka Hiiraan Axmed Cismaan Cabdala Inji ayaa sheegay in Amniga guud ee Magaalada Beledwyene xilligaan uu yahay mid wanaagsan, hayeeshee ay...

Axmed Madoobe oo la kulmay Wafdiga Guddiga FEIT ee gaaray Kismaayo

0
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse Geelle Yuusuf, oo...

Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo la shaaciyay

0
Gudoomyaha KMG BFS Maxamed Axmed Liibaan Dhabancad ayaa magaacabay 10-ka xubnood ee Guddiga soo qaban qaabin doona doorashada Guddoonka Golaha Shacabka. 1- Cabdullaahi Rooble ....

Xubnaha guddiga doorashooyinka guddoonka Aqalka sare oo guddoomiye doortay

0
Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad waxayna doorteen Guddoon. Senator Aadan Cabdinaasir Maxamed ayay u doorteen Guddoomiyaha Guddiga Doorashada...

XULASHADA