Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Dhaxmartay Askar Iyo Ardey Imtixaan Galeysay
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Abuukar Carab ayaa ka hadlay shaqaaqo kooban oo Ciidanka Booliska dowladda Federaalka iyo Arday galeysay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee...
Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Kulamo Gaar Ah La Yeeshay Saraakiisha Ciidamada
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta, kaasi oo ka qabsoomay...
Ciidamada Kenya oo ka jawaabay weerarkii Al-Shabaab ku burburiyeen Anteenada Shirkadda igaarsiineed
Dowladda Kenya ayaa boqolaal ka tirsan ciidamadeeda soo dhoobtay xuduudka Soomaaliya kadib markii dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulo ka tirsan degmada...
Maamulka Galmudug oo laamaha Amniga kala shiray la-dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Dahir ciida ayaa maanta shir gudoomiyay shirka amniga Galmudug, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Dhuusamareeb.
Shirka oo ay ka...
Hogaamiyaha faransiiska oo lagu wado inuu lakulmo siyaasiyiinta mucaaradka dalkaasi.
Madaxweynaha dalka faransiiska imaanawal makroon ayaa lagu wadaa inuu maanta kulamo laqaato siyaasiyiinta mucaaradka dalkaasi kadib markii isbaheysigiisa ay kufashilmeen iney kuguuleeystaan aqlabiyadda baaralamaanka...
Hay’adda ICG oo soo jeedisay in DF ay wadahadal la gasho Al-shabaab
Hay’adda caalamiga ah ee xasaradaha aduunka ee ICG ayaa soo jeedisay in dowladda Soomaaliya ay wadaxaajood la gasho kooxda Alshabab.
Hay’addan oo ka faaloota xasaradaha...
Galmudug & Puntland oo shir ka yeeshay Amniga Gaalkacyo
Gudoomiye kuxigeenka ahna kusimaha Guddoomiyaha Gobalka Xasan Cabdullaahi Warsame ayaa Maanta shir-gudoomiyey shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay si wada jira uga wada so...
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Ergada dhex-dhexaadinta
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu maanta la kulmay ergadii iskood isku xilqaamay ee ku howlanaa sidii ay isugu soo dhaweyn lahaayeen...
Puntland oo dil toogasho ku xukuntay Shabakad ku eedaysan Shabaabnimo
Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntey...
Rooble oo Maanta guddoomiyay shirkiisii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirrada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee shaqada ka sii tagaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada, kaas oo dib loogu...


















