Al-Shabaab oo fagaaro ku toogtay Askari katirsan Ciidamada dowladda

0
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro kuyaalla degaan hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku toogteen Nin oday ah oo ay...

Nin Maxkamad horteeda ka qirtay inuu dil ugu hanjabay Xil. Ilhaan Cumar

0
David Hannon, oo 67 jir ah, taageerana u ah madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa qirtay inuu Ilhaan Cumar u diray farriin...

Musharrixiinta kursi doorashadiisa lagu qabanayo Baydhabo oo Maanta la diiwaangeliyay

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka ee Koonfur Galbeed SEIT ayaa Shahaadad Musharaxnimada Maanta gudoonsiiyey Sareedo Maxamed Cabdalla iyo Nasteexo Maxamed Yuusuf oo ku...

Xubno kamid ah Golaha Wasiirada oo taageeray Go’aanka Maxkamadda Sare

0
Kadib markii Maanta Maxkamadda Sare ay diiday inay qaado dacwad uu u gudbiyay lataliyaha Amniga Qaranka ee Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir taas oo...

Guddiga FEIT oo soo saaray digniin ku socoto xubno ka mid ah Guddiga

0
Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashooyinka ee FEIT ayaa looga hadlay go,aankii ay ka qaateen deegaan doorashada labaad ee Garbahaarey ee Gobolka Gedo, waxaana ay...

Fahad Yaasiin oo ka hadlay go,aankii Maxkamadda Sare

0
Fahad Yaasiin oo sheegey in uu u hoggaansamayo qaraarka Maxkamadda-sare ee dalka oo maanta diiddey qaadista dacwadda kursiga #HOP086. Warsaxaafadeed uu soo saaray ayuu ku...

Farmaajo oo la kulmay guddoomiyeyaasha KMG ee labada aqal ee BFS

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Guddoomiyeyaasha kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan...

17 Ruux oo ku dhaawacmay rabshado cusub oo ka dhacay masaajidka Al-Aqsa

0
Ciidamada booliska ee dalka Israel ayaa markale gudaha u galay dhismaha masaajidka barakaysan ee Al-Aqsa ee ku yaalla magaalada Qudus, iyaga oo sheegay inay...

Saiirka Qatar ee Somalia oo gaaray hargeysa balan qaadna sameeyay

0
Madaxweyne-ku-xigeenka  Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa soo dhaweeyey safiirka Qatar ee Soomaaliya Amb. Hassan Bin Hamza Hashem oo Maanta gaaray Magaalada Hargeysa. Madaxweyne-ku-xigeenka oo...

Maxaa ka jira inuu Ruushka qabsaday magaalo xeebeedka k/fureed ee Mariupol?

0
Ruushka ayaa sheegay in ciidankiisu ay qabsadeen dhammaan hareeraha magaalada go’doonsan ee Mariupol, islamarkaana ay ciidanka Ukraine hadda ku hareen qeyb yar oo ka...

XULASHADA