Wararka Ciidamo ku baxay degaan ay ku dagaalameen laba maleeshiyo Beeleed

0
Ciidamada Booliska Dagmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa gaaray Banka u dhaxeeya degaannada Bangeele iyo Xinjilab, halkaas oo maanta Shaqaaqo Ku dhexmartay laba...

President Hassan Sheikh Mohamud to officially take office today.

0
    President Hassan Sheikh Mohamud is today set to officially take office from outgoing President Mohamed Abdullahi Farmaajo days after he was elected to the...

Somaliland oo xukun ku riday Suxufiyiin uu ka mid yahay Coldoon

0
Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa min hal sanno iyo afar bilood ku xukuntay wariyeyaasha kala ah Mohamed Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed halka ay...

Wafdi Ay Hogaaminayso Wasiirka Caafimaadka Oo Shir Caalami Ah Uga Qaybgelaya Geneva

0
Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya Dr.Fawziya Abikar Nur ayaa waxay ka qayb galayaan Shirweynaha Sanadlaha ah  ee Hay’adda Caafimaadka...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidamada Eritrea jiray muddo dheer wey naga maqnaayeen waana wiilasheeni”

0
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay inay ka shaqeyn doonaan sidii ciidamadii Eritrea la geeyay dalka sida uga dhakhsiyaha badan dalka dib...

Farmaajo oo ka hadlay dhalinyarada ku maqan dalka Eritrea

0
Xafladda xil wareejinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo isagoo ka hadlaya waxaa sheegey inuu Madaxweynaha la doortey ku wareejiyey ciidamo 5000 ah oo ku...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale la kulmay Madaxweynaha Imaaraatka

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale maanta la kulmay madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan. Kulankaan oo...

0
Xaafadahii ku guuleystey Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ee Xaafadaha Baardheere oo la gudoonsiiyey Abaalmarino kale Duwan. Xaafada Bullo kulow ayaa noqotay horyaalka Xaafadaha Baardheere ee...

Gudoomiyaha golaha Shacabka oo la kulmay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud Qaramada Midoobay u qaablisan...

Ruushka oo jaray gaaska dabiiciga ah ee uu siin jiray Finland

0
Shirkadda tamarta Gazprom ee Russia ee ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay joojisay gaaska dabiiciga ah ee ay siin jirtay Finland maadaama dalkaasi...

XULASHADA