Ruushka oo jaray gaaska dabiiciga ah ee uu siin jiray Finland

0
Shirkadda tamarta Gazprom ee Russia ee ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay joojisay gaaska dabiiciga ah ee ay siin jirtay Finland maadaama dalkaasi...

Dadaallada lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha oo ka socda Muqdisho

0
Dadaallada lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha ayaa ka socda magaalada Muqdisho, waxaana Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu qaabilay saacaddihii lasoo dhaafay siyaasiyiin qaarkood...

Itoobiya oo Maxkamad soo taagtay Saraakiil Sar sare oo Abiy Axmed kasoo horjeestay

0
Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday maxkamadda, kadib markii toddobaadkan...

XAMAAS oo war ka soo saartay doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud

0
  Madaxa xafiiska siyaasadda dhaq-dhaqaaqa Xamaas Ismaaciil Haniyah ayaa war kasoo saaray doorashadii madaxtimimo ee 15-kii bishaan May ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo lagu...

Ruushka oo talaabo adag ka qaaday dalka Finland

0
Sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Moscow, Ruushka aya gaaska ka jaray dowladda Fiinland kadib markii ay dalbatay in ay kamid noqoto Gaashaanbuurta NATO. Ruushka...

Taliyaha cusub ee loo magacaabay qeybta 60-aad oo xilka la wareegay

0
Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad   ayaa Maanta si rasmi ah Xilka Taliyaha ugula wareegey...

Wararkii ugu dambeeyay weerar askar lagu laayay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

0
Lix askari ayaa lagu dilay weerar kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen bar koontarool oo ku taala waddada ka baxda degmada Balcad ee aada...

Farmaajo oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Xil-wareejinta Madaxweyne Xasan Sheekh

0
  Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Madaxweyne Xasan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Ciidanka Mareykanka ee kusoo wajahan Soomaaliya

0
  Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxweynaha Maraykanka Jeo Biden uga mahadceliyey in ciidamo cusub uu Maraykanku keeno Soomaaliya, sida ay baahisay...

Madaxweynaha cusub oo ka qeyb galay Shir ku saabsan dib u habeynta maaliyadda

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta aalladda fogaan aragga kaga qeybgalay shir ku saabsan dib-u-habeynta dhaqaalaha dalka kaasoo ay yeesheen Wasaaradda Maaliyadda iyo...

XULASHADA