RW Xamse oo si dadban ugu jawaabay Madaxweynaha Puntland

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si dadbadan waxaa uu ugu jawaaqay Go’aankii kasoo yeeray dowlad Goboleedka Puntland ee...

Wasiir Juxa: Dowlad Goboleedka Puntland kama go’in Soomaaliya,laakiin Cabasho ayaa jirta

0
Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo ka hadlayey go’aankii xalay ka soo baxay maamulkaasi ayaa shaaca ka qaaday in...

Goobaha Ganacsiga Magaalada Gaalkacyo oo Maanta xiran

0
Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay Puntland maamusho ayaa sheegaya in Maanta ay inta badan xiran yihiin...

Jabuuti oo saxeexday heshiis ay ku sameysaneyso dayax-gacmeed

0
Mas’uuliyiinta dalka Jabuuti ayaa heshiis horudhac la galay koox qaabilsan teknooloojiyadda hawada sare oo ka socota Hong Kong kasoo ku saabsan horumarinta qalabka iyo...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ciidanka ATMIS kala hadlay sugida Amniga Shirka Baydhabo

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan saacado socday la qaatay saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta qeybta 3-aad ee...

Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha

0
Barnaamijka 22aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Habka Wanaagsan ee wax beershad,Mowduuca Maantana waxaa uu ku saabsan yahay Waraabka iyo maareeynta Biyaha...

Kaalinta Soomaaliya ay uga jirto dalalka Milliteriga ugu Awoodda badan Qaarada Afrika

0
Hay’adda Global Fire Power (GFP) oo Xarun Dhexe ku leh magaalladda Virgin ee Gobalka Utah ee dalka Maraykanka waxay soo saartay Warbixin Sanadeedka 2023...

Dal Carbeed oo ku dhawaaqay in kalabar uu ka cafinayo deynta uu ku leeyahay...

0
Dowladda Iraq ayaa ku dhawaaqday inay Somalia ka cafin doonaan kala-bar Lacagihii ay Dowladda Iraq ku lahayd ee la bixiyey xilligii uu Talada dalkaasi...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay sababta uu ku diiday saxiixa War-Murtiyeedkii Shirkii Madasha ee...

0
Madaxweynaha Puntlaand Saciid  Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay  ka hadlay sababihii keenay in Puntland  aysan ka qaybgelin saxiixa Qodobada War murtiyeedkii laga soo...

Shirka Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay

0
Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya. Shirkaan ayaa...

XULASHADA