Dhageyso Wareysi Dr.Mire oo Magaalada Muqdisho ka furey Xarunta Caafimaadka London fertility Center.
Dr.C.kariin Maxamed Mire oo ah Dhakhtar Soomaaliyeed ee dhowaan dalka dib ugu soo laabtey 28 sanno oo uu ka maqnaa ayaa suurta geliyey in...
Qoor Qoor oo war ka soo saaray dilka wasiir ka tirsanaa maamulka Galmudug
Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa uga tacsiyeeyay Ummadda Soomaaliyeed iyo reer Galmudug geerida ku timid Allaha u naxariistee Wasiir Farxiya...
Maxkamadda CQS oo xukun ku ridday odayaal heshiis la soo galay Al-Shabaab
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta goโaan rasmi ka soo saartay Odayaal ka soo jeeda Cadaado, kuwaas oo dhowaan laga soo xiray magaaladaasi, kadib...
Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Habka Wanaagsan ee Wax Beerashada
Barnaamijka 25aad ee oo Maanta Axad ah waxaan ku eegi doonaa, Habka wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta waa Cayayaanka Cunna Dalagyada sida loo...
๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ฎ๐ป๐๐ถ๐ ๐ถ๐๐ฎ๐ ๐ง๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐๐ฏ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ผ๐ผ๐น๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฒ๐๐ต๐ถ๐ถ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐บ๐ถ ๐ฎ๐ต
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Raโiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey iyo Magacaabista Taliyaha...
Raโiisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka Imaaraadka + Ujeedka
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Mudane Ahmed Jumah...
Xilliga ay dhaceyso Doorashada kursiga uu banneeyay Mahad Salaad oo la shaaciyay
Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee doorashada kuraasta ka dhimman Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta shaaciyay xilliga la qabanayo kursigii uu banneeyay agaasimaha hayโadda Nabadsugidda iyo Sirdoonka...
XFS Soomaaliya oo ka hadashay heerka uu marayo Hanaanka Barnaamijka deyn Cafinta
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Dakar ee dalka Senegal kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta...
Maxaa Maanta looga hadlay Kulankii Maanta ee Golaha Shacabka?
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ย Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 13-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo ka qabsoomay Xarunta...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka oo gaaray Kismaayo
Guddoomiyaha Hayโadda maareynta musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka socda Hayโadda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta Dowlada Qatar ayaa...


















