Xeer Ilaaliyaha Maraykanka oo magcaabay qareen baaris ku sameeya Joe Biden

0
Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Merrick Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal baaris ku sameeya ‘sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay...

Kenya oo adkeysay Ammaanka xadka ay la wadaagto Soomaaliya

0
Kenya ayaa kordhisay ciidamada ammaanka ee ku sugan xuduudka Soomaaliya ay la wadaagto, halkaas oo si isdaba-joog ah ay u gaarayaan dadka ka soo...

Ciidamada Booliska oo gacanta ku soo dhigay Koox Burcad ah

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay maanta ciidamada Booliska Soomaaliya ka sameeyeen degmada Heliwaa ee gobolkaq Banaadir, kaas oo lagu soo qabtay...

Xukun lagu riday Taliye Ururkii loo haystay Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay xukun ku riday Taliye Urur ka tirsanaa Ciidamada xoogga dalka, kaas...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay sharciyo muhiim ah

0
Golaha Wasiirada ayaa maanta yeeshay shirkooda todobaadlaha ah oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iiisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac. Shirka...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 12-01-2023 (Episode-2)

0
 Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Ka Dhageyso: Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere.

0
Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30 Duhurnimo ilaa...

Sh.Aadan Madoobe oo la kulmay xubnaha Mucaaradka K/Galbeed

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay siyaasiyiin reer Koonfur Galbeed oo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si kulul uga hadlay go’aankii ka soo baxay Puntland

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka Garsoorka dalka oo ka furmay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay...

Weerar dad lagu dhaawacay oo ka dhacay dalka Faransiiska

0
Ugu yaraan 6 qof ayaa lagu dhaawacay Weerar Tooreey (A stabbing attack) oo Oogtii hore ee saakayto ka dhacay Saldhig Tareenada laga raaco ee...

XULASHADA