Ka dhageyso: Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

30

Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah oo aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2:30 Duhurnimo ilaa 3:30 Galabnimo,Barnaamijkaasi oo Rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan isla fiidnimada Khamiista 8da fiidnimo ilaa 9:00 ka fiidnimo .

Tartan Aqooneedka Maanta oo khamiis ah 23-02.2023, ka dhacay Iskuulka Hoose ee Jaalle Siyaad ayaa waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 5aad iyo 6aad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Jaalle Siyaad,natiijada ayaa waxay ku soo dhamaatey Fasalka 6aad ย oo helay 23 dhibcood,halka Fasalka 5aad uu helay 17 dhibcood,sidaasina waxay guusha ku raacdey Ardeydii ku tartameysay Magaca Fasalka 6AAD,

Hadaba ciddii uu seego BarnaamijkaasI waxay ka daalacan karaan Websitkeenaย Www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga. radiomarkabley

 

HOOS KA DHAGEYSO TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA WAXBARASHADA HIRDA