Faahfaahino kasoo baxaya iska hor imaad ka dhacay Dayniile + Khasaaraha
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay iska hor imaad xalay ka dhacay gudaha degmada Dayniil ee gobolka Banaadir, kaas oo...
Bannaanbax ka socda Magaalada Nairobi & Ciidamada oo adeegsanaya Sunta dadka ka ilmeey siisa
Waxaa Maanta meelo kamid ah dalka Kenya ka billaawday Bannaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan taageerayaasha Hoggaamiyaha Mucaaradka dalkaas Raila Odinga oo ka careeysan doorashadii...
Somaliland oo War cusub kasoo saartay dagaalka Magaalada Laas-Caanood
Guddigii Golaha Wakiillada Somaliland u saaray xaaladda Laascaanood ayaa Maanta soo saaaray qodobo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda Las-Caanood, kuwaas oo u baahan...
Dab khasaare hantiyeed geystay oo maanta ka kacay Suuq Bacaad
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dab khasaare hantiyeed geystay oo saaka ka kacay Suuq Bacaad oo ku yaalla degmada...
Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaare Xamza iyo safiirka dalka Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Mukhtaar...
Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Safiirka Talyaaniga?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka...
Weerar Qarax ku bilowday oo ka dhacay degmada Baardheere iyo faah faahin laga helayo
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar qarax ku billaawday oo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Xerada Dhibowda ee...
Bahda Warbaahinta Soomaaliyeed oo ka dhiidhiiyay xariga sharci darrada ah ee weriye Cabdalle Muumin
Ururka Saxafiyiinta (SJS), Ururka Warbaahinta (SOMA) iyo ururka Badbaadada Suxufiyiinta, (SMSJ) ayaa ka dhiidhiyay xariga sharci darrada ah ee lagu hayo Xoghayaha Guud ee...
Shirka Wadatashiga Qaran ee Baydhabo oo galay Maalintii 2aad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoominaya maalintii labaad shirka Golaha Wadatashiga Qaran.
Kulanka ayaa lagu lafa gurayaa warbixinnada ay soo gudbiyeen...
Shil ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay degaan katirsan Somaliland
Shilkan oo dad ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen ayaa waxaa Maanta oo Jimce ah uu ka dhacay dooxa Diinle oo u...

















