Dil ka dhacay Magaalada Beledweyne iyo faah faahin kasoo baxeysa
Kooxo hubeyasn ayaa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ay kudileen Wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka kunool Magaalada Beleweyne, iyaga oo...
Wareysi Gurey Xaaji Faarax oo ka warbixiyey xaaladahii ugu dambeeyey ee Gobolka Gedo.
Suldaan Gureey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha isbedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa waraysi siiyey Radio Markableey waxaa uu sheegay in uu...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 16-03-2023 (Episode-11
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...
Shir laga yeeshay Amniga degaannada Jubbaland
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlada Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyey Shirka Bilaha ee Amniga Jubbaland kaas oo bishiiba mar...
Dhakhaatiirta Isbitaalka Baardheere oo sheegay in Isbitaalka uu ku bur burey Qaraxii ka dhacay...
Dhakhaatiirta iyo Howl wadeenada Caafimaadka ee Isbitaalka degmada Baardheere ayaa sheegay in Isbitaalka uu ku bur burey Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shaley subax ka...
Ra’iisul Wasaare Xamse & mas’uuliyiin kale oo gaaray Baydhabo
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo toogasho ku fulisay saddex qof + Magacyada
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka markale fulisay xukun dil toogasho ah, kaas oo lagu dilay saddex nin oo lagu helay fududeynta qaraxyo ka...
QM oo guddi xaqiiqo raadin ah u dirtay magaalada Laascaanood
Guddi xaqiiqo raadin ah oo Qaramada Midoobay ay dirtay ayaa gaaray Magaalada laascaanood oo todobaadyadii ugu dambeeyay uu ka socday dagaal culus oo u...
Maamulka Gobolka Gedo oo ka deyriyey Xaalada Abaarta ee ka taagan Gobolka.
Xaaladda Abaarta ka taagan Gobolka Gedo ayaa waxay maraysaa meeshii ugu adkeyd, waxaa dhammaaday daaqii xoolaha, waxaana guray warahii, Ceelashii iyo togaggii biyaha laga...
Toogasho saaka lagu fuliyay Askar dilal geysatay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka toogatay rag ka tirsanaa ciidamada booliska, kuwaas oo hore loogu xukumay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay...


















