Midowga Afrika oo $90 milyan u raadinaya ciidamada ATMIS ee ka howlgalla Somalia

0
Midowga Afrika ayaa dalbaday lacag ku dhow 90 milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talagalay ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, kuwaas oo...

Golaha Wasiirada oo Shir ka yeeshay dilalka lagu haayo Darawalada Mooto Bajaajta

0
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay Guddiga ka talo-bixinta sidii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galay bandhigga xukuumadda Dan-Qaran

0
Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa...

Shir laga yeeshay sugida Amniga Bisha Ramadaan Magaalada Garoowe

0
aliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Xafiiska Gudoomiyaha Gobalka kaga qeyb galay kulan looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa Amniga...

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay Gaadiid loogu talo galay sugida Amniga

0
Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Taliyaha Booliiska ayaa Ka Qeyb galay Munaasabad Safaaradda Talyaanigu ku Wareejisay Gaadiid dowladda Talyaanigu ugu deeqday Ciidamada Boliiska JFS. Taliyaha Booliiska...

Beesha caalamka oo madaxweynaha Puntland ugu baaqday inuu ka qeyb galo shirarka golaha wadatashiga...

0
Deeq bixiyayaasha caalamiga ah ayaa la kulmay madaxweynaha Puntland Saciid Deni. Labada dhinac ayaa kawada hadlay muhiimadda ay leedahay in Puntland ay si wax ku...

Askari booliis ah oo lagu dilay magaalada Hargaysa

0
Askari ka tirsan Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa lagu dilay magaalada Hargaysa, xili uu howlgal ku jiray sida booliisku sheegay. Cabdillaahi Cali Axmed oo ka tirsana...

Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Belgium-ka

0
rgeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Madasha Bani’aadannimada Yurub (European...

Wararkii ugu dambeeyey Dadkii ku geeriyoodey Roobkii xaley ka da,ay Baardheere(SAWIRO)

0
Roobab culus oo mahiigaan ah oo watey daadad xoog leh kana da,ay degmada Baardheere  fiidnimadii xaley ilaa saqdii dhexe ayaa geystey khasaarooyin kala duwan...

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyada Libya oo dib loogu soo celiyay Soomaaliya

0
11 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku dhibaataysnaa xabsiyada dalka Libya ayaa maanta dib loogusoo celiyay Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho. Dowladda Soomaaliya ayaa ku guulaystay...

XULASHADA