Ka dhageyso Radio Markabley Baardheere Todoaad kasta Barnaamijka Beeraha,Q32 aad

52

Barnaamijka 32aad ee oo Maanta Axad ah ayaa waxaan ku eegi doonaa Barashada habka Wanaagsan ee wax beerashada,Habka waxbeershada Fiican diyaarinta Dhulka iyo habka goosashada ,xiilgan oo muhiim u ah Beeraleyda si loo xaqiijiyo tayada dalagyada uu soo saarey iyo inuu ka fogaado khasaaraha ku dhaca.

Barnaamijkan Maanta waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Deeq bixiyayaasha ,Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 30/04/2023,Barnaamijkani oo ah kii 30aad ee Habka wanaagsan ee Wax beerashada

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Deeq Bixiyayaasha iyo weliba Idaacadeena.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA EE HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA