Xildhibaanada Mucaaradka ee BFS oo Madaxda DF ku eedeeyay hurinta colaada ka taagan Sanaag...

0
Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuna midoobay Madasha Samata-Bixinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa si adag uga digay xaalado colaadeed oo ay...

Dowladda oo Ka Hadashay Dagaalka Ka Dhacday Degmada Dhahar

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay war-saxaafadeed ay kaga hadleyso dhacdo naxdin leh oo...

Ku dawaad 15 askari oo katirsan ciidanka Puntland ah oo geeriyooday dagaal ay Daacish...

0
Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ayaa shalay ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana ku dhintay ku dhawaad...

Diyaarad Ciidan sidey oo Doolow laga soo celiyay iyo Janan oo Gedo loo wado

0
Xiisad siyaasadeed iyo mid ciidan ayaa markale cirka isku shareeray gobolka Gedo, kadib markii diyaarad siday ciidamo katirsan dowladda federaalka Soomaaliya laga soo celiyay...

Shirka ka socda Laascaanood oo galay maalintii labaad iyo doodo culus oo maanta hareynaya

0
Shirka dhammaystirka dhismaha maamul goboleedka SSC KHATUMO oo ka furmay magaalada Laascaanood ayaa galay maalintiisii labaad maanta, iyadoo ajandayaasha muhiimka ah ee shirka sida...

Guddiga Doorashooyinka oo digniin kasoo saaray inaan xoog shacabka loogu qasbi karin inay kaarka...

0
Maalmihii ugu dambeeyay, baraha bulshada ayaa si weyn loogu faafiyay muuqaal iyo qoraallo muujinaya dad si khasab ah loogu kaxeeyay xarumaha laga qaato kaarka...

Soomaaliya oo Golaha Ammaanka uga Hadashay Yemen iyo Xaaladda Gobolka

0
Soomaaliya oo ku hadleysay magaca waddamada la isku yiraahdo A3+ (Aljeeriya, Guyana, Sierra Leone, iyo Soomaaliya) ayaa warbixin ka horjeedisay Golaha Ammaanka ee Qaramada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan muhiim ah la yeeshay Erdoğan

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga, Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan, intii uu ku...

Wasiirka Warfaafinta ee maamulka SSC-Khaatumo oo ka hadlay sababta uu maanta u baaqday Shirka

0
Wasiirka Warfaafinta ee maamulka SSC-Khaatumo, Najiib Barkhadle, ayaa ka hadlay sababta uu u baaqday shirka lagu dhameystirayo dhismaha maamulka SSC Khaatuma, isagoona sheegay in...

Galmudug oo SoDMA ugu baaqday in gargaar ay lasoo gaarto dad ku dhibaateysan deganadaasi

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay’addu ku leedahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka...

XULASHADA