Dowladda Soomaaliya oo QM ka codsaneysa qaadista cunaqabateynta Hubka Xilligan Saaran

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse cabdi Barre ayaa  shirka golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ka furmaya 19-ka Bishaan dalka Mareykanka horgayn doono isbeddelada Soomaaliya...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan

0
Barnaamijkan oo ah kii 52aad dhageystayaal ku soo dhawaada  Baraanmijka Todobaadlaha ee Mowduuca maanta ayaa ah Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda. Waa subaxnimo...

Wasiir Huruuse oo khudbad ka jeediyay shirka ururka G77 + China

0
Ururka G77 ayaa  markii hore lagu aasaasay 77 dal oo dalkeennu ku jiray tan iyo 15 Juun 1964, oo hadda 60 sano jirsadey waxaana...

(DAAWO Sawirro)Xaflad lagu taageerayey Gudoomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda Jubaland ee Dalka Masar oo ka...

0
 Xaflad caleemasaar ah oo heerkeedu aad u sareeyo ayaa lagu qabtey Magaalada Qaahira ee dalka Masar,Taasoo lagu caleemasaarayey Gudoomiyaha Jaaliyada iyo...

Dagaal saacado badan qaatay oo gobolka Bakool ku dhexmaray ciidanka Itoobiya iyo Al-shabaab

0
 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo aroornimadii hore ee saakay ku dhexmaray ciidanka Itoobiya iyo kuwa Al-shabaab deegaanka Booco oo ka...

Ra’iisal Wasaare Xamse iyo Wafdi uu Hogaaminayo u Ambabaxy dalka Maraykanka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay uga qaybgalayaan Shirka...

Mas’uuliyiin ku dhaawacmay weerar ka dhacay deegaanka Laas Gacamey

0
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku billowday qarax is-miidaamin oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen Deegaanka Laas Gacamey...

Wafdi ka socda dowladda Fedaraalka oo shaley gaaray magaalada Laascaanood

0
Waxaa Maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool gaaray Wafdi balaaran oo ka socda dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano. Xubnaha wafdiga ee...

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisay xaalada Muwadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalalka Maroco iyo...

0
Iyadoo todobaadkaan gudahiisa dalalka Liibiya iyo Maroco ay ka dhaceen Musiibooyin kala duwan oo sababay dhimashada kumaan ruux ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya...

Puntland oo ku eedeysay madaxweyne Xasan Sheikh inuu burburiyay ciidankii Eritrea lagusoo tababaray

0
Wasiirka warfaafinta Puntland, Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay dowladda federalka Soomaaliya in aysan istaraatiijiyad ka lahayn dagaalka ay kula jirto kooxda Alshabaab. Wasiirka warfaafinta...

XULASHADA