Madaxweyne Erdogan oo ka hadlay qorshahiisa doorashada

0
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo la kulmay xubnaha xisbigiisa AK  ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii ay dib ugu heli lahaayeen cododka ay lumiyeen...

Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed?

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheikh Adan Mohamed Nur Madoobe ayaa xafiiskiisa maanta kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka...

𝗫𝘂𝗸𝘂𝘂𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗗𝗮𝗻𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻-𝗴𝗲𝗹𝗶𝘀𝗮𝘆 𝘀𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗰𝗱𝗮 𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗗𝘂𝘂𝗹𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗥𝗮𝘆𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay dhaqan gelinta shuruucda Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo la jaan qaadaysa...

Ururada Siyaasadda Puntland oo cambaareeyey shaqaaqadii Garoowe

0
Inta badan Ururada Siyaasadda Puntland ayaa kulan ay ku yesheen magaalada Garoowe kaga hadlay, islamarkana cambareeyay shaqaaqo ka dhacday magaalada Garoowe. Shaqaaqada ayaa waxaa ku...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheek iyo Amiirka dalka Qatar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar...

Puntland oo soo saartay Amar lagu soo xirayo Afar Siyaasi

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee maamulka Puntlaand ayaa shaaciyay magacyada Xubno siyaasiyiin ah oo lagu Eedeeyay in ay ku lug leeyihiin khal khal gelinta Amniga...

Doorashada madaxtinimada Turkiga oo u muuqata inay u gudbi doonto wareeg labaad

0
Doorashada Madaxtinimada Turkiga ee sida adag loogu tartamayo, ayaa u muuqata inay u gudbi doonto wareeg labaad ka dib markii Madaxweyne Erdogan uu ku...

Safaarada Soomaaliya ee dalka Suudaan oo ciidamo hubeysan bililiqeysteen

0
Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan ayaa sheegaya in Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas iney gudaha u galeen ciidamo hubeysan...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Soomaaliya waxaa heysata dhibaato lamid ah tii ay ka xoreeyeen halgameyaashii...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay tallada Halgameyaashii SYL oo 80-sano ay...

Maxkamadda G/Banaadir oo loo gudbiyay Shirkad Ajnabi ah oo lagu helay lacag dhaqid iyo...

0
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay dacwadda shirkad ajnabi ah oo lagu eedeeyay lacag dhaqid iyo canshuur la...

XULASHADA