Maraykanka oo dib u qiimeyn ku sameyndoona taageerada uu siiyo ciidanka Danab

0
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay dib u qiimeyn ku sameyn doonto xiriirkooda iyo wadashaqeyntooda Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab, oo ah...

Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beerah

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,ayaa Balaarinta Aqoonta iyo sare u qaadida dhaqamada wanaagsan ee Nafaqada iyo Badqabka Cunnada Waa...

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay xuska maalinta midnimada Tanzania

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa madaxda sare ee...

Doolow: Hay’adda Maaraynta masiiboobyinka oo Jawaanno ciid u adeegsanaysa ka hortagga fatahaada webiga Jubba

0
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SODMA), ayaa wajahaysa dhaleeceyn baahsan oo baraha bulshada kasoo gaartay, kadib markii jawaanno ciid ah ay hay'addu dhigay xaafado ku dhow...

Koonfur Galbeed oo sheegtay in heshiis laga gaaray colaaddii ka taagnayd degmada Diinsoo

0
Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in xal laga gaaray colaad labo beelood ku dhex martay degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Wasiirka...

Maraykanka oo hakiyay raashinkii uu siin jiray ciidanka kumaandooska Danab

0
Dowladda Mareykanka ayaa hakisay cunnadii ay siin jirtay ciidanka kumaandooska Danab, kadib markii ay soo shaac baxday musuq-maasuq ku saabsan  iibsashada gargaarka cuntada iyo...

DF oo war culus kasoo saartay xiriirka kala dhexeeya maamul goboleedyada

0
WAR-MURTIYEED KU SAABSAN XIRIIRKA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA IYO DOWLAD GOBOLEEDYADA. Markii la i doortay 15-kii May 2022, Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee aan hoggaamiyo waxay ugu...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 25-04-2024

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan Shabeellaha dhexe

0
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in wabiga Shabeelle uu fatahaad ka sameeyay deegaano dhowr ah oo hoostaga...

Raysal wasaare Xamse oo hay’adaha dowladda ka mamnuucay shirarka dibadda lagu qabto

0
Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel ka baxsan dalka lagu qabto shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hay’adaha dowladda. Go’aankaan ayaa...

XULASHADA