Somaliland oo sheegtay in ay la safan doonto Waddamada Bariga hadii ay taageero buuxda...

0
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in taageerada ay waddamada Reer Galbeedku siyaan Soomaaliya ay khatar ku tahay daganaanshaheeda. warbixin uu baahiyay Millateriga Somaliland ayaa lagu sheegay...

Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay xiisadda ka taagan dhulka dab-damiska

0
Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xiisadda weli ka taagan dhulka dab-damiska ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay dowladda...

Waddamada Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo Soomaaliya ku taageeray diidmada heshiis Itoobiya iyo Somaliland

0
Waddamada ku midoobay Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Azerbaijan ayaa waxay caddeeyeen inay si buuxda u taageersan yihiin mawqifka ay...

Raysal wasaare Xamse : Been sheegi mayno, Teendho dambe Soomaali isku dooran mayso

0
Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay, in Soomaaliya aysan dib dambe ugu laaban doonin  doorasho lamid ah kuwii hore loogu qabtay...

SSC Khaatumo oo ku eedeysay Somailand inay colaad ka hurinayso gobolka Sanaag

0
Maamulka SSC Khaatumo ayaa ku eedeeyay Somaliland inay colaad sokeeye ka hurinayaan degaanada gobolka Sanaag, ka dib markii maalmihii lasoo dhaafay halkaas lagu dilay...

Xubin katirsan guddiga arrimaha dibadda ee Sanate-ka Maraykanka oo ku baaqay in lala macaamilo...

0
Senator Jim Risch, oo ah xubin sare oo ka tirsan Guddiga Xidhiidhka arrimaha Dibadda ee Senate-ka Mareykanka, ayaa ku booriyay maamulka madaxweyne Biden inay...

Lix kamid ah shaqaalaha Hormuud oo lagu dilay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax galab5a lala beegsaday gaari ay saarnaayeen howlwadeenno ka tirsan Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom. Qaraxa oo...

43 qof oo lagu la’yahay doon ku qarqantay meel u dhaw magaalada Garisa

0
43 qof oo doon uga gudbayay wabiga Tana River ee magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa lagu la’ yahay nolol iyo geeri. Dadkaan...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo magaalada Nayroobi uga qeyb galaya shirka madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga...

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee Kenya si uu uga qayb-lgalo Shirka Madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Aduunka oo la qaban doono...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xaqiijiyay in saraakiil darajo sare leh ay u xiran yihiin leexsashada...

0
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay in saraakiil darajo sare leh oo katirsan ciidan Danab lagu qabtay iyagoo gacmaha kula jiray musuq...

XULASHADA