Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 25-04-2024

13
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.
1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.
2- Axadda (ku celis)
 
Su’aasha Todobaadkan:Hay’adaha Caalamiga ah sidii la rabay ma u caawiyeen Shacabka Soomaaliyeed oo ay saameeyeen abaaraha iyo fatahaadaha

Mahadsanidiin.  

Cabduqaadir Jakaarta, SOMA Program Coodinator