DF oo doonyo sida shixnado gargaar ah u dirtay Jubbaland iyo Puntland
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaanada dowlad-goboledyada Puntland iyo Jubbaland.
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane...
Dagaal beeleed ay dad ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Sanaag
Inta la ogyahay saddex qof ayaa ku dhintay dagaal beeleed saaka ka qarxay degmada Dararweyne ee gobolka Sanaag sida BBC Somali sheegtay.
Dagaal beeleedkan oo...
Xiliga uu furmayo tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta maamul goboleedyada dalka oo la shaaciyay
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo Xiriirka kubada Cagta ayaa si wadajir u shaaciyey waqtiga rasmiga ah ee la qaban doono tartanka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta saxiixaya xubinimada rasmiga ah ee ku biirista Dalladda Bulshada...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Xalay gaaray magaalada Kambala ee Caasimadda dalka Uganda, halkaas oo si weyn ugu...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay kiiska shilka ee uu ku lug leeyahay wiilkiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in wiilkiisa uusan ka soo cararin dalka Turkiga, kaddib markii shil geystay dhimasho uu ku galay magaalada...
Wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu laaban doona Turkiga si uu u...
Wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmaha soo socda ku laaban doona dalka Turkiga si uu u wajaho maxkamaynta shilkii dhimashada sababay ee uu...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 14-12-2023
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...
3 of 631 IMF and World Bank Announce US$4.5 billion in Debt Relief for...
IMF Executive Board Concludes the Sixth Review of the Extended Credit Facility for Somalia
December 13, 2023
Somalia has maintained strong reform momentum and program...
Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida shixnad gargaar ah u dirtay Jalalaqsi
Iyadoo laga jawaabayo xaaladda adag ee ka jirta degmada Jalalaqsi iyo Tuulooyinka ku xeeran ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed...
Qoor Qoor oo bilaabay oo olole ku aadan wax ka beddalka Dastuurka dalka
Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa haatan bilaabay dadaallo uu taageero buuxda ugu raadinayo meel-marinta qodobadkii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga...


















