Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista

25

Barnaamijka 7aad  ee oo Maanta aan ku eegi doonaa Waraabka iyo Maareynta Biyaha si kor loogu qaado wax dhalista iyo nafaqeynta Ciida,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;30 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 28/1/2024,Barnaamijkani oo ah kii 7aad ee ku saabsan Waraabka iyo Maareynta Biyaha si kor loogu qaado wax dhalista iyo nafaqeynta Ciida.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 7AAD EE BARASHADA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERISTA