Ka dhageyso Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

20

Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30 Duhurnimo ilaa 3;00 Galabnimo,Barnaamijkaasi oo Rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan isla fiidnimada Khamiista 8da fiidnimo.

Tartan Aqooneedka Maanta oo khamiis ah 8-02.2024, ka dhacay Iskuulka Hoose ee Jaalle Siyaad ayaa waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 5aad iyo 4aad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Jaalle Siyaad,natiijada ayaa waxay ku soo dhamaatey Fasalka 4aad oo helay 22 dhibcood,halka Fasalka 5aad uu helay 18 dhibcood,sidaasina waxay guusha ku raacdey Ardeydii ku tartameysay Magaca Fasalka Afaraad,

Hadaba ciddii uu seego BarnaamijkaasI waxay ka daalacan karaan Websitkeena Www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga Radiomarkabley

HALKAN KA DHAGEYSO TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA WAXBARASHADA HIRDA