Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka

15

Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta aan ku eegi doona ayaa waxaa ka mid ah sida hagaasan ee loo maareeyo goosasgada Dalaga ,xilliham oo muhiim u ah Beeraleyda.

Waa subaxnimo Isniin ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 4/3/2024 Barnaamijkani oo ah kii 12 aad , sida hagaasan ee loo maareeyo goosasgada Dalaga ,xilligan oo muhiim u ah Beeraleyda.

Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA