Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta ka wada xaajoon doona Arrimaha Soomaaliya
ubnaha Guddiga Milliteriga ee Golaha Ammaanka ee QM waxaymaanta oo Arbaco ah yeelan doonaan Kulan Khaas ah oo looga hadlayo Tacadiyada ay la kulmaan...
Madaxweynaha Soomaaliya gaaray degmada Aadan-yabaal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo kuwa halyeeyada shacabka ee ku howlan dib u xoreynta...
Abaabul dagaal oo ka dhan ah SSC oo ka socda duleedka gobolka Sool
Wararka ka imaanaya gobolka Sook ayaa sheegaya in Abaabulka dagaal ka socda Degaanka Oog oo ka tirsan gobolkaas.
Wararka ayaa sheegaya in Ciidadamada Militariga Soomaaliya...
Ka Dhageyso Radio Markabley FM-Maalin iyo Habeen Fariimaha ku saabsan Waxbarashada.
Fariintan Wacyi gelinta ah ayaa ujeedkeedu yahay in sare loo qaado muhiimada ay leedahay waxbarashada iyo doorka ay ku leedahay Bulshada dhexdeeda.
Jadwalka Baahinta Fariinta...
Fanaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad oo geeriyoodey Magaalada London
Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday Fannaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad.
Waxaa uu fanaanka ka mid ahaa xiddigihii ugu caansanaa kooxdii...
Mareykanka oo mallaayiin dollar ugu deeqay Ciidamada dowladda Soomaaliya
Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa $2 milyan oo dollar ku wareejisay Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) si loogu xoojiyo dagaalka ka...
Ottawa: Khasaare dhimasho & dhaawac oo ka dhashay toogasho ka dhacday goob xaflad aroos...
Wararka ka imaanaya magaalada Ottawa ee Caasimadda dalka Canada ayaa sheegaya in weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ay koox hubeysan ku qaadeen hool ku...
ICRC oo sheegtay inay aastay 42 askari oo looga tagay goobihii lagu dagaalamay ee...
Hay’adda Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa sheegtay in ay aastay 42 mayd ah oo lagasoo saaray jiida hore ee dagaalka Sool. Hay'adda...
Wasiir Cabdirisaaq oo faahfaahin ka bixiyay ujeedka safarka Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tagay...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ku sugan dagmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin dheeraad ah ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Maxaas
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan...


















