Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha

0
Barnaamijka 19aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Sida ugu haboon ee wax loo beerto Dalagyada Khudaarta ,ujeedada Barnaamijka ayaa ah siddii loo...

Bangiga Adduunka oo Soomaaliya u saxiixay Mallaayiin Dollar

0
Bangiga Adduunka ayaa sheegay in uu ansixiyay 70 milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talagalay deeqaha Ururka Horumarinta Caalamiga ah (IDA) si loogu...

Diyaarad siday Qaad oo ku dhacday degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil diyaaradeed oo barqanimadii maanta ka dhacay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Diyaaradda oo sidday Qaad ayaa...

Wasiir Janan oo faahfaahiyay sababta ay u tageen Gobolka Gedo

0
Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan oo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegay in uu halkaasi u tagay in uu fuliyo baaqii madaxweyne Xasan...

Gudoomiyaha golaha Shacabka oo shaaciyay xilliga la qaban doono dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

0
Wada-tashiyadii shirkii dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed uu ku baaqey Gudoomiyaha Golaha Shacabka M.ne Sheekh Adan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan ka socdey magaalooyinka Xudur iyo...

Press Release: World Bank Grants $70 Million for Delivery of Water, Agriculture, Livestock, and...

0
SHORT DESCRIPTION The World Bank approved a $70 million International Development Association (IDA*) grant to develop resilient water, agriculture, and environmental services for rural communities...

Mahad Salaad oo Taliyaha NISA ee Gobolka Gedo u Magacaabey Jeneral Jamal Sarey

0
Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa taliye cusub u magacaabay Gobolka Gedo, toddobaad ka dib markii Qarax...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Madaxda Dalalka Uganda iyo Kenya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa dalka...

Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland & Sanoter fartaag oo gaaray Beled-Xaawo

0
Waxaa Maanta degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo muddo kadib gaaray Wasiirkii hore ee Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) iyo Sanoter Cabdullaahi...

Taliyaha Ciidanka lugta oo gaaray degaanka Guulane kulamada billaabay

0
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta gaaray degaanka Guulane oo hoos taga degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe,...

XULASHADA