Dowladda Soomaaliya oo Xoojisay Heeganka Ka Hortagga Ebola, Isbitaalka Martiini oo Loo Asteeyay Xarunta...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaarisay qorshe qaran oo looga hortagayo cudurka Ebola, kadib kulan heer sare ah oo lagu qabtay Xarunta Qaran...

Madaxweyne Trump oo sheegay inaan lagu deg degin heshiiska lala galayo Iran.

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa faray dhexdhexaadiyayaasha “in aan lagu degdegin heshiis” lala galo Iran, kadib markii warar soo baxay ay tilmaameen in heshiis...

Falcelin xooggan oo ka dhalatey kulamada uu Muqdisho ka wado Xasan Sheekh

0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u dhaliilay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay inuu wajahayo qalalaase siyaasadeed, kalsooni darro sii...

Ururka Isbahaysiga Dunida Islaamka oo cambaareeyay Safaarada Somaliland ee laga furayo Qudus

0
Ururka Isbahaysiga Islaamka ayaa si adag u cambaareeyay waxa uu ku tilmaamay qorshaha Somaliland ay Safaarada kaga furanayso magaalada Qudus ee laysku haysto, oo...

Israa’iil oo Ciidamo gaar ah u tababartay Somaliland, kuna wareejisay gantaalada difaaca hawada ee...

0
Cutubyo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Somaliland ayaa la xaqiijiyay inay dhowaan dib ugu soo laabteen magaaladda Hargeysa, kadib markii tababar heer sarre...

Dalal ay ku jirto Soomaaliya oo cambaareeyay safaarada Somaliland ay ka furanayso Qudus.

0
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee 14 dal oo Carbeed iyo Islaami ah ayaa si wadajir ah u cambaareeyay tallaabo la sheegay in Somaliland ay ku...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo hakis ku meel gaar ah ku samaysay oggolaanshaha safarka...

0
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay si dhow ula socotay caqabadihii ku yimid muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u safrayay dalka...

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay eedeysane lagu tuhunsan yahay dil ka dhacay gobolka...

0
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan waaxda dambi-baarista ee CID, ayaa sheegtay inay gacanta kusoo dhigeen eedeysane lagu magacaabo Cabdifitaax Shaafici Daahir, kaas oo...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Shaacisay in Doorashada Hoggaanka Degmooyinka Banaadir ay Bilaaban Doonto...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Cali Yusuf Cali Xoosh ayaa sheegay in doorashada guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ay bilaaban doonto...

Pakistan iyo Iiraan oo ka wada hadlay xakamaynta dagaalka gobolka, dalalka Reer Galbeedka oo...

0
Taliyaha guud ee ciidanka Pakistan, Asim Munir, ayaa Jimcihii booqasho ku tegay dalka Iran, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

XULASHADA