Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista

0
Barnaamijka 6aad  ee oo Maanta aan ku eegi doonaa Maareynta wanaagsan ee Barwaaqeeyahasi kor loogu qaado wax dhalista iyo nafaqeynta Ciida,waxaana idiin soo saartey...

C.rashiid Janan oo Dib u helay Xoriyadiisa

0
Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Cabdirashiid Xasan Cabdi Nur oo ahaa  Wasiirkii hore ee Amniga Dowlada Goboleedka Jubaland...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay soo xirto madaxweyne Muuse Biixi

0
aryaqaan Cabdiqani Axmed oo ka qayb-galay shirkii Madasha Garyaqaanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo ku aadan heshiiska badda ee ay wada galeen Somaliland iyo...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo gaaray dalka Masar

0
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar,  Cabdulfataax Al-siisi ayaa gaaray magaalada Qaahira...

Madaxweynihii hore ee Nigeria oo loo diray inuu dhexdhexaadiyo Itoobiya iyo Soomaaliya

0
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) ayaa Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria, Olusegun Obasanjo u diray si uu qeyb uga qaado dadaallada...

Jaamacada Carabta oo xad gudub qaawan ku tilmaamtay damaca Ethiopia ee badda Soomaaliya

0
Madaxa Jaamacadda Carabta Axmed Aboul Gheit, ayaa cambaareeyay heshiiska badda ee u dhexeeya dowladda Itoobiya iyo Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay xad-gudub cad oo ka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Kampala oo maanta ka furmayo Shirka Madaxda IGAD

0
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa Kampala uga qeybgalaya shir lagu...

Khasaare ka dhashay Shil diyaaradeed oo ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in barqanimadii maanta shil ay ku gashay garoonka diyaaradaha Ceelbarde diyaarad nooca Xamuulka...

Laamaha Amniga DF ee Soomaaliya oo War cusub ka soo saarey Arinta HORMUUD

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay arrintii Shirkadda Hormuud, kadib kulan ay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha ammaanka iyo madaxda Hormuud ku yeesheen...

Waxgaradka iyo Ganacsatada degmada Baardheere oo soo Bandhigey Qorshaha Dib u dhiska Buundada Baardheere.

0
Qeybaha kale ee duwan ee Bulshada  ku dhaqan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ,sida Odoyaasha,Maamulka degmada,Ganacsatada iyo Gudiga Horomarinta degmada Baardheere ayaa shir jaraa,id...

XULASHADA