Magaalada Baardheere oo Doon weyn la keenay oo Qaada ,Dadka,Xoolaha iyo Gaadiidka
Magaalada Baardheere maanta waxaa Baabuur Xamuul ah lagu keenay Qalabka Doon weyn oo lagu Qaadi karo Gaadiidka Xoolaha iyo Dadka.
Doontaan oo muddo Todobaad ka...
Khasaaraha ka dhashay qaraxyo ka dhacay suuqa Bakaaraha oo sii kordhaya
Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay qaraxyo maalintii shalay ka dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho
Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay...
Ciidamadii lagusoo tababaray dalka Eritrea oo xirtay garoonka diyaaradaha ee Boosaaso
Askar katirsan ciidamadii lagusoo tababaray dalka Eritrea, ayaa maanta xirtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan.
Ciidamadan ayaa dhowr bilood ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariin xasaasi ah u diray madaxda dowladda Itoobiya
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale fariin adag u diray dowladda Itoobiya oo ku aadan damaceeda ku aadan iney hesho qeyb...
Abwaan Abees oo sanad iyo bar lagu xukumay
Maxkamadda gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ayaa maanta xukun sannad iyo lix bilood ah ku riday Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo maalintii shalay lagu xidhay...
Sheekh Cabdicasiis “Meydka gabadheyda waxa loo duugi waayay waa in lala duugo ninka dambiilaha...
Aabaha dhalay gabadhii dhawaan ninkeeda uu ku gubay gudaha magaalada Muqdisho Sheekh Cabdicasiis Maxamed oo ka hadlay soo qabashada ninkii dilay gabadhiisii Luul Sheekh...
Hoobiyayaal lagu qaraacay suuqa baraakaraha oo geystay khasaare dhaawacyo ah
Dhowr hoobiye ayaa goor dhowayd ku dhacay suuqa baraakaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka dhasheen khasaare dhaawacyo ah.
Hoobiyayaasha ayaa ku dhacay xarumo ganacsi...
R,W,ku xigeenka oo la kulmay xubnaha Beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo 10 sano xabsi ah ku xukuntay mid kamid ah...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta toban sano oo xabsi ciidan ah ku ridday Maxamed Cabdullahi Xaaji Cali (Jawaari) oo katirsan kooxda...
u dhawaad 20 ruux oo ku geeriyootay deegaanka Xawaadleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xawaadleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadahii lasoo dhaafay halkaasi ay dad badan ugu dhinteen Cudurka Shuban...


















