Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan Shabeellaha dhexe
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in wabiga Shabeelle uu fatahaad ka sameeyay deegaano dhowr ah oo hoostaga...
Raysal wasaare Xamse oo hay’adaha dowladda ka mamnuucay shirarka dibadda lagu qabto
Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel ka baxsan dalka lagu qabto shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hay’adaha dowladda.
Go’aankaan ayaa...
Qaramada Midoobay oo 3 milyan oo dollar ugu deeqday Soomaaliya si ay ula dagaallamaan...
Sanduuqa gargaarka bini'aadantinimo ee Soomaaliya ee ay taageeraan deeq-bixiyayaasha caalamiga ah (SHF), oo loogu talagalay in wax looga qabto baahiyaha ugu daran ee dalka...
21 qof oo Ethiopian ah oo ku geeriyooday Doon kula degtay xeebaha Jabuuti
Dooni ay saarnaayeen 77 qof ayaa ku degtay xeebaha dalka Jabuuti Talaadadii, waxaana ku dhintay 21 Itoobiyaan ah, 23 kalena waa la la’yahay, sida...
Hay’adda SODMA oo digniin culus kasoo saartay roobab xoogan oo dalka ka da’i doona...
Iyadoo roobabka Guga ay ka curteen inta badan gobolada dalka ayaa hadana, hay'adda maareynta iyo musiibooyinka qaranka Soomaaliyeed ee SODMA waxay soo saartay digniino...
Shir u dhexeeyo madaxda DF iyo kuwa M/Goboleedyada oo ka dhacay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta caasimadda Muqdisho kulamo salaan iyo is...
Somaliland oo ka hadashay cida dishay aqoonyahan Cabdinaasir Dahable
Xukuumada Somaliland ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedaysay in uu amray dilka aqoonyahan Cabdinaasir Muuse Dahable oo Xamar lagu dilay bishii February...
Markab dagaal oo laga leeyahay Tuirkiga oo kusoo xiranaya dekeda Muqdisho
Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Kemalreis ayaa maanta ku soo xiri doona dekedda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, iyadoo...
Madaxweyne Xasan oo billad sharaf ku maamusay orodyahan Cabdullahi Jaamac
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhiirigalinaya Halyeey Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ku guuleystay Billadda Qalinka ah ee tartanka orodka 5000...
Baaq nabadeed oo lagasoo saaray colaadda ka taagan beelo kasoo jeeda Puntland iyo Galmudug
Baaq nabadeed ayaa lagasoo saaray colaadda ka jirta gobolka Mudug, taasoo u dhaxeysa labo beelood oo kasoo kala jeeda koonfurta Mudug (Galmudug) iyo degmada...


















