Baarlamaanka JFS oo maanta bilaabay ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay ka Doodista cutubka 4-aad oo ka hadlaya Matalaadda Shacabka, Madaxa Koowaad(Mabaadii’da Guud ee Matalaadda Shacabka) iyo Madaxa...
IMF oo sheegtay in horumar weyn laga gaaray dib u habaynta Maaliyadda Soomaaliya
Hay’adda MF ayaa soo saartay Warbixin ku saabsan natiijada horumarka Maaliyadda Soomaaliya kadib shir qaatay muddo labada toddobaad ah oo ay yeesheen Wasaaradda Maaliyadda...
Maraykanka oo ballanqaaday inuu 100 milyan ku bixinayo taageerada ciidanka Militariga Soomaaliya
Mareykanka ayaa ballan qaaday in $100M uu ku bixinayo saldhigyo cusub oo militari, oo looga gol leeyahay in ciidanka Soomaaliya ay kala wareegaan ammaanka...
Faahfaahino kasoo baxaya dab xoogan oo saaka ka kacay suuqa Bakaaraha
Dab xooggan ayaa saaka aroortii hore ka kacay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, ayada oo illaa hadda aan la garaneyn waxa sababay.
Dabka ayaa...
Taliyaha Ciidamada Itoobiya ” Dhulka Soomaaliya 60% Ciidamadeena ayaa gacanta ku haya “
Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya Birhanu Jula oo Waraysi siiyay Warbaahinta EBC ayaa ka hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Ciidamada...
Madaxweyne Deni oo soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada, isagoo magacaabay wasiir ku xigeeno iyo wasiir u dowlayaal.
Deni wuxuu magacaabay 22...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka Wanaagsan ee Wax beerashada,gaar ahaan Mowduuca maanta ayaa waxuu ku saabsan yahay maareynta Biyaha iyo Waxtarka...
Ethiopia considers reversing Somaliland recognition plan amid regional backlash
Ethiopia is considering scrapping a plan to recognize Somaliland amid international pressure to defuse regional tensions over the proposal, sources told Bloomberg. In January,...
Madaxweynaha Somaliland oo dhaqangaliyay xeerarka doorashooyinka Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhaqangaliyay wax ka badalka iyo kaabista Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha; Xeer Lr. 91/2023 iyo Xeerka...
NISA oo gacanta ku dhigtay guddoomiyhii hore ee degmada Dharkenley oo loo haysto inuu...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo ay sheegtay...


















