Madaxweyne Deni oo soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada

9

Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay soo dhameystiray liiska golihiisa wasiirrada, isagoo magacaabay wasiir ku xigeeno iyo wasiir u dowlayaal.

Deni wuxuu magacaabay 22 wasiir ku xigeen iyo 14 wasiir u dowle. halka uu horey u magacaabay 21 wasiir, waxaana marka la isku daro ay isku noqonayaan 57 xubnood.

Halkaan hoose ka akhriso magacyada wasiirrada.

1. Maryan Cismaan Axmed (Fangase) Wasiir Ku-xigeenka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.

2. Maxamed Axmed Qaxiye Wasiir Ku-xigeenka Amniga

3. Cabdiraxmaan Khaliif Faarax  Wasiir Ku-xigeenka Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.

4.Eng. Cabdilaahi Ismaaciil Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda.

5. Axmed Maxamed Bulxan Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga  ee Maaliyadda.

6. Eng. Maxamed Xasan Ibraahin Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.

7. Maxamed Diiiriye Gama’diid  Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

8. Dr. Cabdirashiid Xaaji Jaamac Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka.

9. Cabduqaadir Maxamed Gaylan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.

10. Faarax Cali Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Dekeddaha

11. Cabdirashiid Sheikh Cali (Dhagasayn) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

12. Siciido Xuseen Cali Wasiir Ku-xigeenka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.

13.  Yacquub Maxamed Caddalla Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska.

14. Cabdikariin Maxamed Xasan Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.

15. Dr. Axmed Cartan Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha.

16. Ayuub Cali Axmed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada.

17.  Maxamuud Maxamed Cali (gabax) Wasiir Ku-xigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

18. Faarax Jaamac Boos Wasiir Ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

19. Siciid Salaad Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha.

20. Axmed Siciid Qaloombi loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.

21. Faa’isa Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Waraabka

22. Siciid Saalax Seed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

 Wasiiru Dowlayaasha: –

1. Cabddul Cali Warasme Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.

2. Kayse Cabdi Yuusuf  Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga iyo DDR.

3. Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.

4. Maxamuud Sheikh Ciid Muuse Wasiiru Dowlaha Maaliyadda.

5. Faarax Maxamuud Aw- Cismaan Wasiiru Dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.

6. Cabdisalaan Cali Faarax (Biligsay) Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

7. Axmed Sheikh Faarax Maxamed Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka.

8. Maxamed Siciid Xasan Wasiiru Dowlaha Dekeddaha & Gaadiidka Badda.

9. Siciid Maxamed Warsame Awaare Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada iyo Garoomada.

10. Cabdinaasir Axmed Aadan Wasiiru Dowlaha Xanaanada Xoolaha.

11. Siciid Maxamed Raage Wasiiru Dowlaha Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

12. Cabdiraxmaan Cali Ismaaciil Wasiiru Dowlaha Tamarta, Macdanta & Biyaha.

13. Cabduqaadir Jaamac Cali Afrax  Wasiiru Dowlaha Beeraha iyo Waraabka

14. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur  Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada.