Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka

12

Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka Wanaagsan ee Wax beerashada,gaar ahaan Mowduuca maanta ayaa waxuu ku saabsan yahay maareynta Biyaha iyo Waxtarka Biyaha ee Cimilada

Waa subaxnimo Isniin ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 10/3/2024 Barnaamijkani oo ah kii 13 aad Mowduuca maanta ayaa waxuu ku saabsan yahay maareynta Biyaha iyo Waxtarka Biyaha ee Cimilada

Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA